07/12/2025
Saraakiil ka tirsan milatariga dalka Benin ee galbeedka Afrika ayaa waxyar ka hor afgambi kaga dhawaaqay telefishinka dawladda , iyadoo sheegay inay xukunkii ka tuureen madaxweyne Patrice Talon, oo talada hayay tan iyo 2016.
Waa shabakad wararka dunida dacaladeeda lagu baahiyo wararkii ugu dambeeyay arinaha bariga dhexe iyo dunida
Mogadishu
Be the first to know and let us send you an email when Codka caalamka TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.