Somalia hanolaato

  • Home
  • Somalia hanolaato

Somalia hanolaato media news

22/12/2022
Ciidamada dhab uxureynta Gobolka Hiiraan  oo udiyaar san in ay cirib tiraan  haraadiga kooxda khawaarijta Ee Alshabaab
22/12/2022

Ciidamada dhab uxureynta Gobolka Hiiraan oo udiyaar san in ay cirib tiraan haraadiga kooxda khawaarijta Ee Alshabaab

Diyaar  Garowgii Ugu dambey  markey arkaan haraadiga Al shabaab waa iskaga huleeli doonnaan Gobolka Hiiraan  iyo Guud ah...
18/11/2022

Diyaar Garowgii Ugu dambey markey arkaan haraadiga Al shabaab waa iskaga huleeli doonnaan Gobolka Hiiraan iyo Guud ahaan Gayigga Soomaaliya

maanta iyo Tareejento iyo wiilka ugu Da'yar Ciidamada  deegaanka  Guuleeyso
17/11/2022

maanta iyo Tareejento iyo wiilka ugu Da'yar Ciidamada deegaanka Guuleeyso

Ciidamada   dhab u'xureeynta  Ee ka howlgalo Aagga  Wadada Laamiga iyo wubiga  Oo maanta wafuud  iskugu jirto wasiiro iy...
17/11/2022

Ciidamada dhab u'xureeynta Ee ka howlgalo Aagga Wadada Laamiga iyo wubiga Oo maanta wafuud iskugu jirto wasiiro iyo saraakiil iyo Ganacsato ku soo dhaweeyay Treejento Beerxaano Burdaar daayoow Goleey Doolayaabeen Cadalibaax Kili dheenle Dhoqor
iyo Baareey iyo Nuur fanax Oo dhammaantood hoos tago Dagmada Booco Ee Gobolka Hiiraan

Ugaaska Beylweynta Xawaadle Ugaas yuusuf  Ugaas xasan Ugaas Khaliif  Ugaas  Rooble iyo Gudoomiye ku xegeenka Aqalka 1 aa...
15/11/2022

Ugaaska Beylweynta Xawaadle Ugaas yuusuf Ugaas xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble iyo Gudoomiye ku xegeenka Aqalka 1 aad iyo Xildhibaanada Labada Gole Oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Mugdisho

Jabka Alshabaab  Guusha  Reer Hiiraan Soomaaliweyn  Maxey ka Bara kartaa?
15/11/2022

Jabka Alshabaab Guusha Reer Hiiraan Soomaaliweyn Maxey ka Bara kartaa?

Ciidamada Qalabka sida  gaar ahaan Ciidanka gorgor Ururka 8 aad  iyo Ciidamada  Deegaanka dhab uxureynta Gobolka Hiiraan...
08/11/2022

Ciidamada Qalabka sida gaar ahaan Ciidanka gorgor Ururka 8 aad iyo Ciidamada Deegaanka dhab uxureynta Gobolka Hiiraan 17 Agosto ka dhaqaaqay Deegaanada udhaxeeyo Guufaale ilaa iyo Dagmada Booco iyo dagmada Halgan ka sifeeyay kooxaha Khawaarijta arxan Laawayaasha
gabal koodu sii dhacaayo Ee Al shabaab

dhamaan Deegaannadaas an.kor ku soo xusay iyo wada Laamiga ah Oo muddo dheer xirneed Oo
dib u howl biloobay isku socodka gaadiidka iyo ganacsiga Guul iyo Gobonimo

Address

Xamar Jajab

00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia hanolaato posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share