مركز أهل الأثر

مركز أهل الأثر الكتاب والسنة على فهم سلف الأمة

30/08/2026

Wargalin:-Muxaadaradii مركز أهل الأثر oo Arbacadan qabsoomeysa insha Allah
Al-Matiin Media

26/08/2026

Fadhiga 4aad ee Caqiidada
Sh Xasan Kaafi Cilmi

20/08/2026

Toos:-tababbar kor loogu qaadayo xirfadaha Mucalimiinta
'asasada Hooyo Maryam Cosoble
Al-Matiin Media

17/08/2026

Mu’assasada Samafalkaee hooyo Maryan cosoble waxa ay qabanaysaa dowro/ tababbar loogu talogalay Mucallimiinta Qur’aanka Kariimka ah, taasi oo lagu qaban doono deegaanka Ceelasha Biyaha, gaar ahaan Hoolka Bader.
hoolku waxa uu dhinaca ku hayaa isbitaalka soomaali sudaneys Ceelasha Biyaha,Maalinta khamiistaa 8:00 subaxnimo

12/08/2026

Fadhiga 2aad ee Fdhiyada Caqiidada
Sh Xasan Kaafi Cilmi
Al-Matiin Media

01/08/2026

Fadhiyo lagu diraaseenayo Caqiidada ayaa laga bilaabayaa مركز أهل الأثر

31/07/2026
26/07/2026

Sheikh Mohamed Moallim Abshir ayaa soojeedinaya MUxaadaradan oo arbacada-unsha Allah- lagu qabanayo مركز أهل الأثر

16/07/2026

Warbixin:-Kitaab hal fadhi lagu dhameeyay
Abdirahman Matan Dirie
Al-Matiin Media

28/06/2026

Muxaadarada Billaha ah ee مركز أهل الأثر
Abdirahman Matan Dirie

Address

Celasha Biyaha
Jowhar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز أهل الأثر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share