Danab power bank station

Danab power bank station Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Danab power bank station, Grocers, Mogadishu.

Danab waa shirkad bixisa adeeg jaajar oo casri ah , Haka walwalin soo qaadista jaajarkaada Markad usocoto goobaha nasiinada sida maqaayadaha iyo Hotelada anaga ayaa kaaga horeena

28/05/2026

Maanta haday danab ahan lahayn way i dhamaan lahayd....๐Ÿ˜‚

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubaarak โœจ๐ŸŒ™Waxaan idinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo guud...
26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

Waxaan idinku hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan umadda Islaamka meel kasta oo ay joogaan. ๐Ÿค๐Ÿ•Œ

Waxaan idiin rajaynaynaa Ciid ku dheehan farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Ilaahay ha inaga aqbalo acmaashii suubban iyo cibaadadii. ๐Ÿ’š

**ุชูŽู‚ูŽุจู‘ูŽู„ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ู…ูู†ู‘ูŽุง ูˆูŽู…ูู†ูƒูู…ู’ ุตูŽุงู„ูุญูŽ ุงู„ุฃูŽุนู’ู…ูŽุงู„ู**
*Taqabbalallahu minna wa minkum saalixal aโ€™maal* ๐Ÿคฒโœจ

๐ŸŽ‰ Ciid Wanaagsan Dhammaantiin! ๐ŸŽ‰

26/05/2026

si adegan u shaqeyo una cawiya qof kasta waxa muhima inad dib uso celiso marka ka dhamaysato isticmalkiisa ...๐Ÿ”„

24/05/2026

Danab power waa xalka kuugu dhaw inta uusan taleefankaaga kaa damin

Xalay oo ay taariikhdu ku beegneed 12, may 2026 MaamuLaha shirkada danab power Eng Abdirahman Ali ayaa ka qeeb-galay kul...
13/05/2026

Xalay oo ay taariikhdu ku beegneed 12, may 2026 MaamuLaha shirkada danab power Eng Abdirahman Ali ayaa ka qeeb-galay kulan weene la isugu keenay siyaasiyiin, aqoonyahano, dhakhaatiir, ganacsato iyo qeebaha kala duwan ee bulshada. Kulankaan waxaa diirada lagu saaraaye jiilka cusub iyo sida ay oga faaโ€™iideesan karaan technology and entrepreneurship

Maamulaha ayaa ku booriyay dhalinyarada inay xoojiyaan wada shaqeenta si ay usoo saaraan ganacsiyo guuleesta

12/05/2026

Kudhawaad 2 sano waxa Magaalada Mogdisho ka howl galaysay danab power iyadoo dabooshay baahida Helida adeeg jaajar oo casri ah

08/05/2026

Saan mukugu dhacday wili macamiil ๐Ÿ˜‚

Danab way xaruma badan tahay karuuza mala socotaa?!
07/05/2026

Danab way xaruma badan tahay karuuza mala socotaa?!

All in one ayan haynaa Halmar talefanadaada kuwada jaajar gareeso
06/05/2026

All in one ayan haynaa Halmar talefanadaada kuwada jaajar gareeso

Danab kadhigo wehelkaaga macamiil
05/05/2026

Danab kadhigo wehelkaaga macamiil

02/05/2026

Qaado danab kana maaran taleefan kaa dabdhacay Hada kadib

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Danab power bank station posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category