Ancaam Meat Company

Ancaam Meat Company Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ancaam Meat Company, Butcher Shop, Digfeer Road, Mogadishu.

18/07/2026

TACSI

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

"إِنَّ لِلَّهِ مَا أَخَذَ، وَلَهُ مَا أَعْطَى، وَكُلُّ شَيْءٍ عِنْدَهُ بِأَجَلٍ مُسَمًّى."

Guddoomiyaha Shirkadda ANCAAM MEAT COMPANY, xubnaha Board-ka, Maareeyaha Guud, iyo dhammaan shaqaalaha shirkaddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maareeyaha SOMBANK, Mudane Saciid Cali Shire, geerida naxdinta leh ee ku timid hooyadiis, Marwo Fadumo, oo maanta ku geeriyootay magaalada Garoowe, Puntland.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu marxuumadda naxariistiisa janno ka waraabiyo, qabrigeedana u waasiciyo, kana yeelo kuwii Jannatul Firdowsa lagu abaalmariyo.

Sidoo kale, waxaan Eebbe uga baryeynaa qoyskeeda, ehelkeeda, qaraabadeeda, iyo gaar ahaan Mudane Saciid Cali Shire in uu ka siiyo samir iyo iimaan, uguna beddelo murugada ajar iyo kheyr.

Aamiin.

10/05/2026

Sheep Butcher Machinery Halal Slaughter Lines Goat Processing Equipment for Sheep Slaughterhouse,multitude of Slaughter Equipment factories, Butcher Machinery wholesalers,distributors & traders. Get Latest Price / trusted supplier List

17/02/2026
ANCAAM MEAT COMPANY 🥩 Tayo Sare • Nadaafad • Badqab La Hubo Hilib nadiif ah oo si xirfad leh loo diyaariyey — Kalsooni b...
06/02/2026

ANCAAM MEAT COMPANY 🥩 Tayo Sare • Nadaafad • Badqab La Hubo Hilib nadiif ah oo si xirfad leh loo diyaariyey — Kalsooni buuxda ayaad naga helaysaa — 🐪 Hilib Geel 🐄 Hilib Lo’ 🐐 Hilib Ari 🐑 Hilib Ido Premium, hygienic & safe meat you can trust 📞 Dalbo Hadda: 061 366 6273 📍 Ancaam Meat Company

Ka Dooro Hilibka Aad Ugu Baahan Tahay — Ancaam Meat Company! 🥩Hilib tayo sare leh, nadiif ah, oo si xirfad leh loo diyaa...
03/02/2026

Ka Dooro Hilibka Aad Ugu Baahan Tahay — Ancaam Meat Company! 🥩
Hilib tayo sare leh, nadiif ah, oo si xirfad leh loo diyaariyey.
Ancaam Meat Company waxay kuu soo xulaysaa hilib dabiici ah, caafimaad leh, kana yimid xoolo si buuxda loo hubiyay.

🐪 Hilib Geel
🐄 Hilib Lo’
🐐 Hilib Ari
🐑 Hilib Ido
🐓 Digaag
🐟 Kalluun

✨ Kalsooni • Tayo • Nadaafad
🍽 Ku habboon Qoysaska & Makhaayadaha

📞 Dalbo Hadda: 061 366 6273
📍 Ancaam Meat Company

ANCAAM MEAT COMPANYHilib tayo sare leh – Nadaafad & Badqab la huboWaxaan kuu haynaa hilib nadiif ah oo si xirfad leh loo...
02/02/2026

ANCAAM MEAT COMPANY

Hilib tayo sare leh – Nadaafad & Badqab la hubo

Waxaan kuu haynaa hilib nadiif ah oo si xirfad leh loo diyaariyey, kuna habboon qoysaska, makhaayadaha iyo ganacsiyada.

🐪 Hilib Geel
🐄 Hilib Lo’
🐐 Hilib Ari
🐑 Hilib Ido

✅ Tayada koowaad
✅ Miisaan sax ah
✅ Qiimo macquul ah
✅ Tafariiq & Jumlo labadaba

📞 Dalbo Hadda: 061 366 6273
📍 Ancaam Meat Company
Premium, hygienic & safe meat you can trust

🥩 ANCAAM MEAT COMPANY 🥩Hilib tayo sare leh – Nadaafad & Badqab la huboWaxaan kuu haynaa hilib nadiif ah oo si xirfad leh...
02/02/2026

🥩 ANCAAM MEAT COMPANY 🥩

Hilib tayo sare leh – Nadaafad & Badqab la hubo

Waxaan kuu haynaa hilib nadiif ah oo si xirfad leh loo diyaariyey, kuna habboon qoysaska, makhaayadaha iyo ganacsiyada.

🐪 Hilib Geel
🐄 Hilib Lo’
🐐 Hilib Ari
🐑 Hilib Ido

✅ Tayada koowaad
✅ Miisaan sax ah
✅ Qiimo macquul ah
✅ Tafariiq & Jumlo labadaba

📞 Dalbo Hadda: 061 366 6273
📍 Ancaam Meat Company
Premium, hygienic & safe meat you can trust

Ancaam Meat Company 🥩Hilib tayo sare leh oo si buuxda looga taxaddaray badqabka iyo nadaafadda.Waxaan kuu haynaa: Hilib ...
31/01/2026

Ancaam Meat Company 🥩
Hilib tayo sare leh oo si buuxda looga taxaddaray badqabka iyo nadaafadda.
Waxaan kuu haynaa: Hilib Ari, Hilib Geel, Hilib Ido, iyo Hilib Lo’.
📞 61 3666273

Address

Digfeer Road
Mogadishu

Opening Hours

Monday 04:00 - 18:00
Tuesday 04:00 - 18:00
Wednesday 04:00 - 18:00
Thursday 04:00 - 18:00
Friday 04:00 - 12:00
Saturday 04:00 - 18:00
Sunday 04:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ancaam Meat Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category