Hiigsi iyo Himilo

Hiigsi iyo Himilo Hiigsi iyo Himilo

11/12/2024
11/12/2024

Beydhabo oo lasoo lasoolaabatey xisihii Cayaaraha
Darusalam Vs Baidoa

12/11/2024

Drs Fartuun "Galmada badan ee xiliga uurka Hooyada ayey u fududeysa foosha waana arin faa’iido uleh Hooyada oo aysan ku baraarugsanayn.

Drs" ninku waa in Naagtiisa ubadiya galmada marka ay uurka tahay..

Sidee uaragtaa?

CAJIIB:BAL EEG QURUXDA Garoonka Ciyaaraha Dr Ayuub Stadium Ee Magaalada BaydhaboMohamed Haji Adam Tnx wd mhdsntiin adi i...
20/09/2024

CAJIIB:BAL EEG QURUXDA Garoonka Ciyaaraha Dr Ayuub Stadium Ee Magaalada BaydhaboMohamed Haji Adam Tnx wd mhdsntiin adi io Team Janaay Sports✅

20/08/2024

Subax Wanaagsan Walaalayaal 🌅❤️

Salaada Subax allaha naga aqbalo dhamaateen Inta Saaka Nabad iyo Caafimaad kusoo Toostay Alle ha u Siyaadiyo, inta Xanuunsana Alle ha caafiyo. Qof walbana Muraadkiisa Alle ha u sahlo Amiin 🤲

18/08/2024

🫣👇🤪

18/08/2024

Waxaa gudubtay oo natiija wanaagsan keenay 32,689 arday oo kamid ah ardaydii u fariisatay imtixaanka, halka ay hareen ama natiijadii la rabay aysan la imaan 2,103 arday.

18/08/2024

Maanta iyo Natiijada imtixaanka Shahaadiga. Halkaan isha ku haay 👀

Address

Street 30
Mogadishu
2904

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi iyo Himilo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category