Apdirahman Ali

Apdirahman Ali Haku dulmin adunkan qofna sababto ah maàhan adunkan aduun aan wada jogeno�

02/09/2024

Special things ✨️ 💖

26/08/2024

Saanaa somaliyeeey goormaan jaahilnimadaan ka bexeenaaa xitaa wadanaa wadankeena eheenaa ........😢

23/08/2024

Awalan waxa mhd leh alle swt wxn kaloo u mhd celinayaa dhaman inta ka qeyb qadatay farintii cuslede ee mama asia ahmed dahir oo intii muhiimka ehed lawada xali yay
Waxan kaloo u mahad celinaa jamacada badar oo iyadane kafaalo qade gabadhi ugu rooneyd reerka oo sanadkan dhameyse dugsiga sare una balan qade in si bilaash ee ku baraneyso waxbarashadeda jamacaded🤲❤️‍🔥

Walalaha muxsiniiintoooooow 🫶

22/08/2024

Fariin nooga timid maama asia ahmed dahir oo la daaladheceyso nolosha 8deed caruura ah oo agoon ah una baahan garab iyo......😢

Address

1213
Mogadishu
HOOYO123***

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdirahman Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category