11/05/2025
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Alle ayaa mahad iska leh
Kadib suaal?
Wadaad kasto oo culimada ka mid wax ayuu soo bartay waxa uu soo bartay ayuu dadka baraa midka kasoo horjeedana dadka ayuu uga digaa
Sideed lagu ogaani karaa wadaadka wadada saxda ah ku dhagan wadadaasna dadka oga yeero.?
Firkaada ka dhiibo adiga oo aan cidna uhiilineyn
Qofkii sifiican ugu jawaabo waan soo qaadan doonaa إن شاء الله