Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S

Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S Waa bogga rasmiga ee midowga ardayda dugsiga babu rayaan p.s.s

Waxaa Maanta Dugsiga Hoose dhexe Iyo Sare Ee BAABU-RAYAAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL Ka bilowday Imtixaan Bileedka 1aad ...
16/11/2024

Waxaa Maanta Dugsiga Hoose dhexe Iyo Sare Ee BAABU-RAYAAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL Ka bilowday Imtixaan Bileedka 1aad Guuleeysta Dhamaantiin

16/11/2024
Jimco wanaagsan Dhamaan Asxaabta Nagu Xiran
07/11/2024

Jimco wanaagsan Dhamaan Asxaabta Nagu Xiran

Midowga Ardeyda Dugsiga Baabu Rayaan Wuxuu Hampalyo Udirayaa Ardeyada lagu Magacaabo istar Nuur Abshir Oo Ku guuleysatay...
30/10/2024

Midowga Ardeyda Dugsiga Baabu Rayaan Wuxuu Hampalyo Udirayaa Ardeyada lagu Magacaabo istar Nuur Abshir Oo Ku guuleysatay Gudoomiye Ku Xigeenka Midowga Ardeyda Dugsiga Baabu Rayaan Allaah Hakula Garab Galo Xilka Culus Ee Laguu igmaday

Axmed Xasan Aadan ayaa ku guuleystay Gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S  waxaan leenahay hambalyo, Al...
30/10/2024

Axmed Xasan Aadan ayaa ku guuleystay Gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S waxaan leenahay hambalyo, Allaha kula garab galo xilka aad qaatay.

Waxaa si habsami leh u socoto maalinkii labaad doorashada Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka midowga ardayda dugsiga ...
29/10/2024

Waxaa si habsami leh u socoto maalinkii labaad doorashada Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka midowga ardayda dugsiga Baabu Rayaan primary and secondary school

Musharrax Gudoomiye ku xigeen Maryan Isaaq MacalinKu dooro      .
28/10/2024

Musharrax Gudoomiye ku xigeen
Maryan Isaaq Macalin
Ku dooro .

Musharrax Gudoomiye ku xigeen Fatxi iimaan Xuseen.Ku dooro      .
28/10/2024

Musharrax Gudoomiye ku xigeen
Fatxi iimaan Xuseen.
Ku dooro .

Address

Dharkenley
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category