Daldhis Media Group

Daldhis Media Group Waxa an ka shaqeyn doona hor u qaadida wacyiga bulshada

Waad dareemi kartaa barafka iyo qabowga magaalada Mosko ee dalka Ruushka!⛄Waxaad udgoon-san kartaa carafta ubaxyada🌻🌷 qu...
25/04/2025

Waad dareemi kartaa barafka iyo qabowga magaalada Mosko ee dalka Ruushka!⛄

Waxaad udgoon-san kartaa carafta ubaxyada🌻🌷 qurxoon ee Magaalada Amistardaam ee dalka Holand.

waxaad sanka la raaci kartaa raashinka udgoon🥙🍛 ee lagu sameeyo magaalada Bombay ee Hindiya.

Waxaad si dhow ula sheekeysan kartaa Xakiim shiineys ah oo kumanaan sano kahor noolaa!🎎

Adduunkoo dhan ayaad ku soo wareegi kartaa adigoon waqti badan kaa bixin daalna dareemin!🌏

Intaas oo idil waxaad sameyn kartaa adigoo gurigaaga jooga , waxay ku suurtoobi kartaa inaad Wax Akhrido📚
Qofkaan wax akhrin nolosha si dhab ah uma arki karo...

W/Q: Yusuf jowhari

  Somali 🇸🇴 allow na tus ayadoo mid ah oo Hal dal ah🙏
26/02/2025

Somali 🇸🇴 allow na tus ayadoo mid ah oo Hal dal ah🙏

  GuushaMa ogtahay in libaaxu uu guuleysto oo kaliya 25% isku daya diida halka uu ku guuldareysto 75%? Taasi micnaheedu ...
25/02/2025

Guusha

Ma ogtahay in libaaxu uu guuleysto oo kaliya 25% isku daya diida
halka uu ku guuldareysto 75%?
Taasi micnaheedu ma aha inuu joojiyo ugaarsiga ama uu niyad jabo. Sababta ugu weyn ee uu u sii wado ma ahan gaajo kaliya, sida dad badani u maleynayaan, balse waa fahamka uu faham san yahay xeerka dabiiciga ah ee guusha

Keliya bini’aadamka ayaa diida xeerkan, wuxuuna u arkaa in guuldarrooyin yar ay ka dhigayaan qof fashilmay.
Laakiin xaqiiqadu waa: Fashilka dhabta ahi waa inaad joojiso isku dayga.

Guushu ma aha in aad ku noolaatid nolol aan khaladaad lahayn, balse waa in aad kor ka marto khaladaadkaaga, aad ka gudubto marxalad kasta oo dadaalkaagu khasaaray, aadna horay u socoto.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daldhis Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category