01/02/2025
Asc dhamaan bulshada Ku shaqan degmada buur-hakaba daneyneeso iney dhiigooda ugu gargaaraan bulshadooda, Isbitaalka al imraan oo ku yaala suuq yaraha ka soo horjeedka maqaayada banooda
Waxaa joogto maamo xaaladeeda aad u liidato waxay u baahan tahay dhiig noociisa uu yahay AB+ qof walba dhiigiisa uu yahay AB+ si deg deg ah ha u gaaro isbitaalka al imraan
Mahadsanidiin