11/04/2025
Gudoomiyha ururka dhalin yarada xafada midnimo/new kismayo
Ayaa maanta bilaabey tartanka dhalinyarada Dada yar ee xafada waxaana lagu daah furey [xidigaha s.c] iyo [new boys] waxeyna Guusha raacdey new boys 3 xidigahana 1