𝗛𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝙱𝙾𝙻-𝙶𝙰𝙳

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • 𝗛𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝙱𝙾𝙻-𝙶𝙰𝙳

𝗛𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝙱𝙾𝙻-𝙶𝙰𝙳 𝙱𝙾𝙻-𝙶𝙰𝙳

24/11/2025

Wadani Dadkiisa iyo Dalkiisa Jcl Col Mohamed Hindi

Waxaan Saraakiisha Saraakiil Xigeenada, Aliflayda, Dableyda Iyo Xaasaskooda Ugu Hambaliyeenayaa Munaasibada Ciidu-fidrig...
05/06/2025

Waxaan Saraakiisha Saraakiil Xigeenada, Aliflayda, Dableyda Iyo Xaasaskooda Ugu Hambaliyeenayaa Munaasibada Ciidu-fidriga.

Waxaan Alle Ka Baryayaa Inuu Naga Aqbalo Acmaasheena Saalixa, Sanadkan Iyo Sanado Badana Alle Hanagu Gaarsiiyo Nabad Iyo Horumar Waarta Insha allah..

28/03/2025

Taliyaha Hoggaanka Gaadiidka Boliiska Somaaliyeed G/le Maxamed Cismaan Xirrsi (Hindi) Ayaa Xafiiskiisa Ku Soo dhaweeyay Xildhibaano Iyo Waxgaradka Bulshada.

Taliyaha Hoggaanka Gaadiidka Ayaa Ugu Horeen Uga Mahad Celiyay Booqashada Ay Masuliyiinta Ku Yimaadeen Hoggaanka, Iyagoona Ka Wada Hadlay Arimo Badan Oo Muhiim U ah, Wada Shaqeenta Boliiska Iyo Hal doorka Soomaaliyeed.

Ugu Danbeen Waxgaradka Iyo Xildhibaanada Ayaa Alle Uga Baryay Inuu La Garab galo Shaqada Culis Uu Bulshawaynta Somaliyed U Hayo, Allena Ku Xafido Xillka Iyo Amaanada Uu Bulshada U Hayo.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Dhawaan xariga ka jaray dib u habey...
28/03/2025

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Dhawaan xariga ka jaray dib u habeyn iyo qalabeyn lagu sameeyey Xarunta Hoggaanka Gaadiidka ee Ciidanka Boliiska.

G/le Maxamed Cismaan Xirsi(Hindi) oo ah Taliyaha Hoggaanka Gaadiidka oo dhawaan xila loo magacaabay ayaa muddo kooban shaqada Hoggaanka derdergelin ku sameeyey ,isagoo ka duulaya dhaqan gelinta Amarkii Taliyaha ee ahaa qurxinta Xafiisyada shaqada iyo Tayeynta Ciidanka Boliiska .

Taliyaha oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in muhiimad gaar ah u leedahay in la qurxiyo Xafiisyada lagu hayo shaqada Ciidanka iyo kuwa Bulshada loogu adeego maadama ay qeyb ka yihiin qorshayaasha cusub ee lagu hagayo Ciidanka Boliiska.

Ku soo Dhawaaw Page-ka Hoggaanka Gaadiidka Boliiska Soomaaliyeed (𝗕𝗢𝗟-𝗚𝗔𝗗)
27/03/2025

Ku soo Dhawaaw Page-ka Hoggaanka Gaadiidka Boliiska Soomaaliyeed (𝗕𝗢𝗟-𝗚𝗔𝗗)

Address

Abdi Aziiz
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 𝗛𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝗱𝗸𝗮 𝗕𝗼𝗹𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 𝙱𝙾𝙻-𝙶𝙰𝙳 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category