A s n tv

A s n tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from A s n tv, Grocers, Taariikhda, Mogadishu.

17/08/2026

Ficilkaaga ayaa natijadaada kuusoocelinaya

05/08/2026
Ciidanka Nabad ilaalinta Africa Amisom ayaa ku dooday in lacagta uu Mareykanku ka jaray ay tahay in ay si toos ah u bixi...
29/07/2026

Ciidanka Nabad ilaalinta Africa Amisom ayaa ku dooday in lacagta uu Mareykanku ka jaray ay tahay in ay si toos ah u bixiyaan dadka Soomaaliyeed, taas oo ka dhigan in qof walba oo Soomaali ah dusha looga saarayo bishii lacag dhan $25 dolar.

Waa arrin lala yaabo in xilli shacabkeennu ay la tacaalayaan nolol adag iyo dhaqaale xumo, haddana la rabo in qof walb yar iyo weyn uu bixiyo kharashka ciidamo shisheeye si loogu beddelo deeqihii caalamka ee laga soo jaray.

Tallaabadan ayaa u muuqata mid culeys hor leh ku ah garbaha danyarta Soomaaliyeed, iyadoo su'aalo badan ay ka dhasheen sida qof walba oo Soomaali ah looga heli karo lacagtan bishii xilli nolosha quutul-daruuriga ah ay dhib tahay.

27/07/2026

Maanta waa maalintii
Sheekh hebel
Unbaad maqli

27/07/2026

Meel halkan ah oo
Nogob ladhaho
Waadad aan ilaahay kuxidhnayn
Oo kuxidhan suufiyo qubuuraha caabuda

12/07/2026

allaha ha unaxariisto adeerkeen

Address

Taariikhda
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A s n tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category