XOG BILLE TV

XOG BILLE TV XOG BILLE TV is a Somali senior Journalist and political analyst who covering the issues of politics in East Africa, specially Somalia.

He also reporting conflict issues in Somalia, sustainable development and military rebuilding.

Wafdigii kasocdey walalaha reer hiiran ayaa kusogabagaboobey Magalada cel-waaq safarada aad soogalidoontaan rabi ha idii...
13/08/2026

Wafdigii kasocdey walalaha reer hiiran ayaa kusogabagaboobey
Magalada cel-waaq safarada aad soogalidoontaan rabi ha idiin fududeeyo

Waxaa maanta  degmada ceel-waaq ee gobalka gedo sogaarey wafdi balaaran oo kasookicitimey degmada balad xawa soona marey...
10/08/2026

Waxaa maanta degmada ceel-waaq ee gobalka gedo sogaarey wafdi balaaran oo kasookicitimey degmada balad xawa soona marey degmooyinka gobalka gedo badankood

degmada ceel-waaq taasoo loo sameyey sodhaweyn balaran oo aan lokala harin sida cuqaasha dhalinyada culima-owdiinka haweenka sidaa darteed waxaan leenahay walalayaal sodhawaada gacmo furan iyo qalbi furan kusoo dhawaada πŸ™πŸ’―

  waxa ay xoguhu isasotarahayo ay sheegahayaan  shirarkii lagu madlanaa in ay kadhacaan magalada Nairobi in ay suuroobi ...
10/08/2026

waxa ay xoguhu isasotarahayo ay sheegahayaan shirarkii lagu madlanaa in ay kadhacaan magalada Nairobi in ay suuroobi wayeen oo lagu qabanahayo xaduud beenadka udhaxeeyo mandera iyo balad xawa uuna furmi doona maanta

Sida ay xogbille TV u sheegeen, ilowareedyo wargal ah xubno sare ka socda Jubbaland & dalalka deriska ah ayaa gaaray duleedka Balad Xaawo, iyagoo halkaas wada hadalo kula yeelanaya Cabdirashiid Janan oo dowladda Federaalka Soomaaliya horey ugu dirsatay Balad Xaawo si gacanta Jubbaland uga saaro, Kulanka ayaa noqonaya kii u horeeyey oo fool ka fool dhinacyada u dhexmaraya, iyadoo laga wada hadlayo sidii Jubbaland ula wareegi lahayd aagaas.

Maalmihii u dambeeyey wada hadalada dhinacyada oo ay garwadeen ka ahaayeen saamiley kale duwan ayaa socday, kuwaas oo yoolkooda ahaa dib u mideynta deegaanadan, ka dib markii ay Dowladda Faderaalka horey ugu fashilantay in ay qabsato deegaanada muhiimka ah ee Doolow.

09/08/2026

Gudoomiyaha dhalinyarada degmada Luuq mudane: Hire ayaa sagootin balaran
Usameyey nabdoon shiraar
Oo ah nabadoonkii hogaaminahayey wafdigii walalaheen reer hiiraan .

Gudoomiyaha ayaa shaqa adag qabtey inta uu wafdigaas joogey: Abdifitah hire : waa nin dhalin yara ah oo aad u firfircoon dhammaan dhalinyarada degmadana joogta waa ninka kali ah oo gacanta kuhayo kuna soo hirtaan mar waliba

Gudoomiye waxan kuleenahay abaalkaga rabi jano
Hakayeelo aduunkana wax kudhibo illahay kumatuso [ marwaliba Guuleysto ]

Waxaa galabta oo jumca oo ay tariikhdu ku begantahay.  7/8/2026 dhalinyada beesha Ahmed haruun ugu tageen nabadoon   shi...
07/08/2026

Waxaa galabta oo jumca oo ay tariikhdu ku begantahay. 7/8/2026
dhalinyada beesha Ahmed haruun ugu tageen

nabadoon shiirar oo ah nabadoonka walalaheen reer hiiraan sagotin iyo salaan halkaas oo ay iskugu marxabeeyeen dhalinyarada iyo nabadoonka

Nabadoonka ayaa bari iyo saadanbe kuwajahan caasimada somaliya rabi hakayeeli safarkiisa safar nabdoon adiga aamiinta waa xagiina πŸ€²πŸ™πŸŒ

05/08/2026

Taliska difaaca madaafiicda jugta culus goobta Qurulugud ee dowladda Waqooyi Bari Soomaaliya.

05/08/2026

Xerada ciidamada PSF ay ku lahayeen magaalada Galkacayo ayaa lagala wareegay, Ciidamada maamulkaa Putland ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay xerada. Abaabul dagaal ayaa ka socday waayadii dambe Galkacayo taas oo ay DF ka waday.

05/08/2026

: Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal aroornimadii saaka ka bilowday duleedka magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana xero ciidan oo ay daganayeen ciidamo sheegay in ay katirsan yihiin dowladda Faderaalka "PSF", waxaana ilaa hadda la maqlayaa hugunta madaafiicda culus.

Qiic iyo Uuro madow ayaa ka baxaysa gudaha Xeradan, iyadoo la maqlayo hub culus.

Saraakiisha amniga Puntland qaarkood ayaa u sheegay jiritaanka xubno kasoo baxay xerada oo is dhiibay, iyagoo aan faahfaahin bixin.

Waxaa maanta  degmada balad xawa ee gobalka gedo sogaarey wafdi balaaran oo kasookicitimey degmada Luuq oo uu hogaminaha...
04/08/2026

Waxaa maanta degmada balad xawa ee gobalka gedo sogaarey wafdi balaaran oo kasookicitimey degmada

Luuq oo uu hogaminahayey nabadoon Xaaji culujoog* oo ay lasocdeen walalaheen oo naga yimid caasimada somaliya

Kuwaasoo socdalkooda kumaraayo degmooyinka gobalka gedo laga soobilaabo degmad luuq ilaa maanta oo ay yimadeen

degmada balad xawa taasoo loo sameyey sodhaweyn balaran oo aan lokala harin sida cuqaasha dhalinyada culima-owdiinka haweenka sidaa darteed waxaan leenahay walalayaal sodhawaada gacmo furan iyo qalbi furan kusoo dhawaada πŸ™πŸ’―

03/08/2026

Waxa maanta so gabagaboobey shirarkii isdaba jooga ahaa oo walalaheena ahmed haruun ee reer hiiran ay lalahayeenn beelaha xasan gashiredlle

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XOG BILLE TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category