Deeq iyo Daaci

Deeq iyo Daaci Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Deeq iyo Daaci, Grocers, Mogadishu.

12/01/2026

kusoo dhowaada barnaamijada DD Deeq iyo Daac
fadlan nagu biiri cilmi, diin, xadiis, xikmado iyo xaqiiqoyinka nolosha.
waa madal cusub oo wax badan ka taridooto wacyiga iyo aqoonta bulshada somaliyed.

Alah Ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay
12/01/2026

Alah Ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay

10/01/2026

Xalqada #002
BARJAAMIJKA TARTANKA QURAANKA KARIIMKA
Caruurta Dugsi Quraanka Dhigta
Martida Maanta waa
Ikhlaas Abdullahi
daawasho wacan
Deeq iyo Daaci
Mogadishu City Club

08/01/2026
BARASHADA QURAAN KA KARIIMKA Barashada diinta Islaamka, gaar ahaan Qur’aanka Kariimka, waa arrin aad muhiim ugu ah dalka...
08/01/2026

BARASHADA QURAAN KA KARIIMKA
Barashada diinta Islaamka, gaar ahaan Qur’aanka Kariimka, waa arrin aad muhiim ugu ah dalka Soomaaliya, waxaana si weyn xoogga u saara waalidiinta iyo bulshada. Si kastaba ha ahaatee, ma jiro qorshe mideysan oo lagu horumarinayo habka waxbarashada Qur’aanka. Carruur badan ayaa lagu xareeyaa qolal jiingad ah oo ciriiri ah, aan lahayn nadaafad ku filan iyo jawi ku habboon waxbarasho, taasoo saameyn taban ku yeelata tayada barashada iyo caafimaadka carruurta.

Dhanka kale, waalidku inta badan waxay leeyihiin hal hadaf oo ah in ilmahoodu Qur’aanka barto, iyaga oo aan si buuxda uga fiirsan habka iyo tayada waxbarashada. Macallimiinta qaar hadafkoodu wuxuu ku kooban yahay helitaanka dakhli, halka carruurta waxbaranaysa aysan lahayn hadaf cad ama dhiirrigelin ku saabsan barashada Qur’aanka. Waxaa intaa dheer, habka waxbarashada qaarkood wuxuu ku dhisan yahay cadaadis, cabsi iyo xitaa garaacid, taasoo keenta in carruurtu ka niyad jabaan barashada Qur’aanka mustaqbalka.

Sidaas darteed, waxaa loo baahan yahay qorshe wadajir ah oo ay ka qeyb qaataan waalidiinta, macallimiinta iyo bulshada, si dib loogu habeeyo barashada Qur’aanka Kariimka. Qorshahani waa inuu diiradda saaraa abuurista jawi waxbarasho oo nadiif ah, ammaan ah, iyo mid carruurtu ku faraxsan yihiin, lana joojiyo ciqaabta xad-dhaafka ah. Haddii Qur’aanka loo dhigo si jacayl, faham iyo dhiirrigelin leh, wuxuu noqonayaa mid lagu faano, carruurtuna si dabiici ah ayay u jeclaanayaan barashadiisa.

waxa aan bagaadineeynaa buuga dhaxlka carte oo ah buug ay ku qoranyhiin xog dhaxal ah.  qimaha buuga lagu iibiyo waxaa k...
08/01/2026

waxa aan bagaadineeynaa buuga dhaxlka carte oo ah buug ay ku qoranyhiin xog dhaxal ah. qimaha buuga lagu iibiyo waxaa ka weyn xikmad kujirto

08/01/2026

DEEQ IYO DAACI #01
barjaamiska furitaanka

Barnaamijka Biqashada IskuulkaBiiqashad dUGIS Quraanka
07/01/2026

Barnaamijka
Biqashada Iskuulka
Biiqashad dUGIS Quraanka

Culuumul IslaamTaarikhul Islaam Xadiisul Islaam
07/01/2026

Culuumul Islaam
Taarikhul Islaam
Xadiisul Islaam

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deeq iyo Daaci posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category