Maamulka Dg Qalimoow

Maamulka Dg Qalimoow taliyaha amniga qalimow

28/04/2026
28/04/2026

Taliyaha moobleen ismaan oo qalimow shir jaraa'id ku jiro

11/04/2026

madaxa abaabulka ururka badbaado bulsho ee degmada balcad
MAXAMUUD MAXAMED CISMAAN HORI USOCO WAXAA TAHAY MIDKII LAGU NASAN LAHAHA LAGU NAGAADI LAHAAA WAA KU WADANAA HABEEN IYO MAALIN................... cadalad wadajir iyo hormar

07/04/2026

Gadomiyaha Degmada Qalimow Dhaantada loo qaaday
Xuseen xasan bariise fanaanka qaaday Daa'uud jeceeloow youtube ku qor ....... Gadoomiyaha allaah ka dhigo middkii lagu nasto lagu nagaado

31/03/2026

Taliyaha amniga degmada qalimow maxamed maxamuud iidow ayaa bulshada ku dhaqan degmada qalimow ayaa fariin u diray askari iyo quf shacab ah aay maan dhaafaan waxaa laga rabaa inuu kasoo dacwoodo saldhigga inuu imaado waxaada meel ayaa lagaaga saaraa lkn hala murmin askari ...Numberka saldhigga 610578444 soo wac ...

24/03/2026

Maamulka degmada qalimow oo hoggaamiyo gadoomoyaha xuseen xasan bariise ayaa maanta hool gal amni Iyo ukuur galida xaalada deegaanada hoos yimaado degmada qalimow ku tagay si looga war haaayo xaaladdooda amni bulshada ku dhaqan saarsaare iyo doonka dhaliyarada habeen iyo odayaash wexee noo sheegeen ineey nabad qaban Gadomiyaha wuxuu yiri waa waajib nasaaran in nabad ku seexataan kuna soo kacdaan

14/03/2026

iyo ciidankiisa oo hoolgalka ka wado deegaanada hoos yimaado degmada degmada qalimow..............

Maamulka waa maamul ka shaqeeynaayo hormarka guud deegaanada fadlan waa kala shaqeeysaa wixii laguugu imaado

___ Haddii aa tahay Nabaddoon ama Gadoomiye deegaan waa inaa maamulka la shaqeeysaa iskana war haayaa iyo deegaanada...

Towfiiq

06/03/2026

Mohammed Mohamud Iidow Yaasiin Aadan

06/03/2026

Degmada qalimow waa Degmada keliya center ah waa ugub dhexeedka caasimada hirshabelle iyo Degmada balcad waxaa laami casri ah waxaa hoos yimaada 52 tuulo marka degmada qalimow cidna hiil uguma baahana

04/03/2026

iyo ciidankiisa oo
karmeer deganada hoos
yimada degmada
qalimow ugu tagay kormeer nabadeed
Aminga ayee shacabka ku sugan deganada wax ka weydiinaayen .

Address

Qalimow
Mogadishu
QALIMOW

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maamulka Dg Qalimoow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category