07/07/2026
Asallmu caleeyk*m soomali ween walaaleheeyow nimanka xasan shiiq maxamuud ku dhegan in eey ama caqligodu gabanyahay ama eysan for aheen waxaa udaliil ah umadii soomaaliyeed oo dhan raali ayeey kayihiin sida xasan udhaqmayo waxaa udaliil ah dhaqanki soomaliyeed oomarkii doorashooyinku jiraan wax iheli jirey sixildhibaanada eey sixixoda wax uga qaatan la aantoodna aan xildhibaan laheli karin xasan booskoodii gudigow gashaday hadana majiro hal odoy oo saxaafada lawadaagey in oow kaxunyahay sida wax u socdaan taas macneheedu waa in eey rali kayihiin in dalkaan inqilaab xasan ku qabsado