AhmedYare Yacqub

AhmedYare Yacqub AhmedYare Yacqub 27 October 2023
Mr A to z

Salan ubax ban sidaa rer tolkey By A to z 27 October 2023
09/11/2025

Salan ubax ban sidaa rer tolkey By A to z 27 October 2023

17/10/2025

By A to z 27 October 2023

10/07/2024
29/05/2024

By AhmedYacko 27 October 2023

With Anzalina mss socod – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
23/05/2024

With Anzalina mss socod – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

16/05/2024

Dabageed ayaa la jir dillay.

Waxaa wadda fadhiistay Dabageed iyo wasiir Qadiija Diiriye muddo markii lawaadda fadhiyay saacadduna gaartay shan saac oo habeenimo waxaa dhacay arrin aad looga naxay.

Qadiija Diiriye waxa ay dhahday Dahab ayaa leyga Xaday ee meel haleygu sheeggo Dahab-keyga waxaanna lawadda fadhiyaa Guriga Qadiija Diriye oo cid hadli karta malleh.

Dabageed waxa uu dhahay wasiir waa siddee anagga maxaan ku faleynaa Dahab-kaadda soo moogid innaan nahay Dad madax ah waa innoo gafeysaa ee bal dib iskugu laabbo ixtiraamkane haka taggin .

Wasiir Qadiija Deriye waxa ayba iska soo jartay Adiga ayaa igga xaday Dahab-ka sababta waxa ay tahay intaan oo Dad ah meysan hadlin ee maxaa kaa hadaysiiyay waa in laggu baarraa ee laggaa fatashaa Dahab-ka haddii kalle mabixi kartid.

Sidda la'isheegay Qadiija Diiriye waxaa Guriga u joogga oo caawiyo Nin leygu sheegay innuu yahay Beesha Jareer Weyna aadna u xoog badda waanna shaqsi Wasiiradda daacad u ah oo aan garaneyn cid kalle illaa wasiiradda moyee.

Dabgeed waxaa ladhahay kor u istaag oo Dahab-ka keen waxaa siddaa dhahaaya Ninkii xoogga weynaa, Dabageed wuxuu iska soo jarray Armaandhoow mawaalatay waa siddee aiddaaad u hadleysid bal xagga iigga duruq waad soo waalatee.

Ariinta dhacday waxa ay tahay Dabageed cid Bini'aadam ah oo garrab siin karto majirto oo kuwii illaaladda u ahaa banaanka kore ayeey joggaan halkaanne Qol ayaa laggu wadda jirraa waanna odey iska daallan cid iskama celin karro.

Hal mar ayaa qeyla yeertay Qeyladaas oo ah war ninka qabbo ee iiga soo bixi Dahab-ka waxa siddaa dhahaaya waa Qadiija Diiriye, is warsi mabba yeellan halmar ayaa laqabtay Dabageed lanna jiiday waxaanna halkaa ka dhashay jir dil oo wajiga ayaa labba jeer loogga dhuftay waanna Kan wajiga ka bararay.

Uggu dambeyn siddaa ayaa laggu kalla tagay habeenkaas waagga markuu baryay Qadiija Diiriye maskax caafimaad qabta ayeey ku fikirtay oo waxa ay oggaatay wixii xallay dhacay inneey ahaayeen wax qaldan wax ayna soo qaaday lacag dhan $5k raali gelin ayeeyna bixisay.

Address

Ahmedyacqub2021@gmail. Com
Bryanston
2021

Telephone

+27780313111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AhmedYare Yacqub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AhmedYare Yacqub:

Share

Category