gudoomiye hassan macalin Aadan

gudoomiye hassan macalin Aadan 1980

Waxan halkan ugu hambaliyeynayaa walaashey Hani Ismail Axmed iyo seygeeda oo ubad UGA dhashey magaalada baydhabo waxan l...
26/11/2024

Waxan halkan ugu hambaliyeynayaa walaashey Hani Ismail Axmed iyo seygeeda oo ubad UGA dhashey magaalada baydhabo waxan ley ahay Ubad cafimad qaba
Abti macan so bar Baar tii DDD Anfacda Allah kaga dhigo

30/09/2024

Sanad guuro wacan walaashey Hani Ismail Ahmed iyo seygeeda Ibrahim Abdirahman isku waara inta nolol jirto

Qaza maanta waxey mareysaa in eeyihii dadki cunaan oo wax cunaan intey wayeen dadkina wax cunàn ayey la ayihii allow uma...
28/06/2024

Qaza maanta waxey mareysaa in eeyihii dadki cunaan oo wax cunaan intey wayeen dadkina wax cunàn ayey la ayihii allow umadaad ugargaar😭😭,falastiin 🇪🇭

Doorroone mowdkii haduu dunida kaa dheelmeyMalag eebbe soo diray haduu marada kaa diirayGegi ay dilaac sheen hadii lagug...
27/06/2024

Doorroone mowdkii haduu dunida kaa dheelmey
Malag eebbe soo diray haduu marada kaa diiray
Gegi ay dilaac sheen hadii lagugu hoos duugay

Rabi kuu dalaayadi qabriga laba daamoode
Oo darajo dheer iyo ku saar dadab sariireede
Ku dangiigso meel roon adaan diinta caasiyine

Danbi dhaaf lagaa yeel wadaad daahiraa tahaye
Dur durkii fardowsiyo ku waar daar naciimo ahe
Dudadii rasuulkiyo la showr duul malaa'ig ahe

Dullinkii cadaabeed illaah kaaga darajeeye
Jahannamo ka durug waa adigii daacadda ahaaye
Dahrigaaga naartii Allow aanay ku doobayne

Dulmi nimaan aqoon Aakhiraa dabaq la seexshaaye
Nin dalacay ahoow oo waxaa doontaba hawaayin
Dunji xuural cayn ihi jannada kuu dabbaal dege'e

Afartaas midaan kuu dalboo kuu duraan saday dheh
Galgacayl dun weyn oo qalbiga igu dahaarnaa dheh
Ducadayda aamiin inuu daa'im kuu qoro'e

26/01/2023
23/01/2023

Kaftan baara oo laqiyaaney

Gudoomiyaha degmada baydhabo watiin ninkan xoolaha masaakinta hakaqabto oo ay ku ganacsanooyiin  KGS
22/01/2023

Gudoomiyaha degmada baydhabo watiin ninkan xoolaha masaakinta hakaqabto oo ay ku ganacsanooyiin KGS

22/01/2023

Maanta oo sicir baraar ku dhacey kaarkii masaakinla looga talagaley oo maroya qiimisa 50$dollar c/rahman fareey iyo kurtun maxamed nuur wale way ukala kacdii xoolihii masaakinta looga talagaley

Magalada baydhabo waxaa ku nool 7000kun oo  qoys barakacayaal ah oo ubaahan baad iyo biyo ma ahey in wixii hayadaha uken...
21/01/2023

Magalada baydhabo waxaa ku nool 7000kun oo qoys barakacayaal ah oo ubaahan baad iyo biyo ma ahey in wixii hayadaha ukeneen ay lacag loiga qaado ma aheyn ragani waa kuwa maanta iyo sheley ay lacag ka qaadayeen masaakiin barakacayaal ah oo ay dhahayeen rashiin ayaan idin siineynaa ee kena lacag dhan ahaa qof 25$ dollar magac yadooda waa cabdirahman fareey iyo kurtun maxamed nuur war illah ayaan idin ku dhaariyee hadii wax laidin ku aaminey daacad nimo usiiya masaakiinta maxey tahay caloola ushaqeysi nimadaan war miyaadan rabi kacab saneynin war nafsadiina meeshey wax yeelo idinka soo garayo fiiriya wax masaakinta looga talagaley xa cunina

Endereço

Kismaayo
Muqui, ES
MUQDISHO

Horário de Funcionamento

Segunda-feira 09:00 - 17:00
Terça-feira 09:00 - 17:00
Quarta-feira 09:00 - 17:00
Quinta-feira 09:00 - 17:00
Sexta-feira 09:00 - 17:00

Telefone

+252610683646

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando gudoomiye hassan macalin Aadan posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para gudoomiye hassan macalin Aadan:

Compartilhar

Categoria