Isamaan Daacad

Isamaan Daacad Informações para nos contatar, mapa e direções, formulário para nos contatar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Isamaan Daacad, Mercearia, Ceeldhergalguduud, São Paulo.

Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirk...
26/11/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingriiska Amb. Mike Nithavrianakis.

Kulanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Danjiraha ayaa looga hadlay sidii Baarlamaanada Soomaaliya iyo Ingriiska u yeelan lahaayeen xiriir wadashaqeyn, waxaana uu sidoo kale danjiraha xusay in UK ay diyaar u tahay in Baarlamaanka Soomaaliya ay ka taageerto dhameystirka Dastuurka KMG ah oo ay kalfadhigaan labada aqal ka shaqeyn doonaan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo boggaadiyay dadaalka iyo taageerada Dowladda Ingiriiska ay siiso Soomaaliya, ayaa tilmaamay in dalka ku talaabsanaayo horumaro kala duwan, oo ay ka mid yihiin amniga, dhaqaalaha iyo in meel wanagsan uu maraayo dagaalka lagula jiro Kooxda Khawaariijta ah.

Taliye ciidanka.XDS. S/ Gaas ibraahim shiiq muxudiin caddow ayaa qaday tilabo muhiim ah oologu garam istaagayo ciidamada...
24/11/2023

Taliye ciidanka.XDS. S/ Gaas ibraahim shiiq muxudiin caddow ayaa qaday tilabo muhiim ah oologu garam istaagayo ciidamada kusugan jiida h**e ee dagalka gaar ahaan Goballada Galguduud iyo sh/ dhexe

Deeganka War gaadhi ooqiyaastii 55 km ujira Dagmada caddle ee goballka sh/ dhexe ayaa laga dhisayaa Garoon diyaraded eeykudagan Diyaradaha caawinaya CXDS Garoonkan waxa loga marmi donaa in asgarta kuwaxyeloba Howlgalka iyo furimaha dagaalka in diyaarad laga sosaro Dagmada caddle jidkana eey ku dhiig baxaaan

somaliya Ayaa si Rasmi ah ugu birtay bulshada Bariga afrika
24/11/2023

somaliya Ayaa si Rasmi ah ugu birtay bulshada Bariga afrika

Guulaha laga gaaray sabad ka dim qawarijta
31/10/2023

Guulaha laga gaaray sabad ka dim qawarijta

Wargeska dalalka cadadkisa Todobadka
18/09/2023

Wargeska dalalka cadadkisa Todobadka

Wiiilkan lagu magavaway axmad fiiqane Aya lashegay inuu iskudhigay qaraxi Sakay lagu qaaday Goob ey Kadganayen madaxweyn...
15/09/2023

Wiiilkan lagu magavaway axmad fiiqane Aya lashegay inuu iskudhigay qaraxi Sakay lagu qaaday Goob ey Kadganayen madaxweyne qoor qoor iyo xildhibano katirsan Dfs

15/09/2023

WAR DG DG AH As Aya werar qaraxyo kubilwday sakay ororti kuso qaday deeganka lesgacmey eey kusuganyihin masuliyeen Kala duwan waxasa fashiliyay ciidanka dowlada iyo kuwa deeganka

Taliyaha ciidanka XDS  Gen Ibrahim shiiq muxudiin oo kulan laleh sarakisha cooga dalka somaliya oo kusugan ow dhigle
11/09/2023

Taliyaha ciidanka XDS Gen Ibrahim shiiq muxudiin oo kulan laleh sarakisha cooga dalka somaliya oo kusugan ow dhigle

Ilaahey ha una xaristo xildhiban mohamad mohamud(mohamad yare) ookatirsan barlmanla galmudug iyo abdulahi Ibrahim oo kat...
11/09/2023

Ilaahey ha una xaristo xildhiban mohamad mohamud(mohamad yare) ookatirsan barlmanla galmudug iyo abdulahi Ibrahim oo katirsan golaha deganka casimada galmudugee dhusamareem Aya kudhintay qarax ka dhacayd deeganka ceelgaras ee galgudud

11/09/2023

Dg dg ciidanka qaranka oo ka Shanaya ciidanka Difaca shacabka ayaa sibuxda ula waregay Magalada ceelgaras ee gobalka galguduud halkas oo aheyd xudunta khwarijta

Ciidamada qaranka Aya kawada magalas howlgal sifeyn ah
Khawarijta Aya isga cararay kadim marki ey harereyeen ciidanka qaranka.iyo kuwa difaca shacabka

Kasarista khawarijta ee celgars Aya ga Dhigan guul weyn olagaray dagalka lagula juro khawarijta

11/09/2023

Taliye ha ciidanka xooga dlla qawarijtu Manta maheli karaan isbitaal eey geestan kooda dhawacma Wana dhamestireynaa

Tallow maxey ka Shireen belweynta  absuge
11/09/2023

Tallow maxey ka Shireen belweynta absuge

Endereço

Ceeldhergalguduud
São Paulo, SP

Notificações

Seja o primeiro recebendo as novidades e nos deixe lhe enviar um e-mail quando Isamaan Daacad posta notícias e promoções. Seu endereço de e-mail não será usado com qualquer outro objetivo, e pode cancelar a inscrição em qualquer momento.

Compartilhar

Categoria