Buuhoodle Media.

Buuhoodle Media. Warbaahinta Buuhoodle Media waa fogaal arag xor ah waxaanad ka heli warar iyo barnaamijyo xaqiiqo ah.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta tegeya Muqdisho, iyada oo berri lagu wado in uu furmo shirka Xukuuma...
02/10/2026

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta tegeya Muqdisho, iyada oo berri lagu wado in uu furmo shirka Xukuumadda Federaalka & Golaha Mustaqbalka oo looga hadlayo doorashooyinka & dastuurka, xilli Baarlamanku wado dhammaystirka dastuurka oo ismari-waa badan ka taagan yahay.

02/08/2026

Madaxweynaha Puntland, Deni, Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka-sare JFS, Timacadde & Wasiirka Arrimaha-gudaha JFS, Cali Xoosh oo si weyn ugu kala aragti-duwan siyaasadda Soomaaliya.

Itoobiya ayaa ku eedeysey deriskeeda Eriteriya in ay ku soo xadgudubtay dalkeeda; "Ciidamada Eriteriya waa in ay ka baxa...
02/08/2026

Itoobiya ayaa ku eedeysey deriskeeda Eriteriya in ay ku soo xadgudubtay dalkeeda; "Ciidamada Eriteriya waa in ay ka baxaan dhulkeena" Ayey tidhi Addis Abba oo sheegtey in Asmara ay hurinayso colaad.

SAWIRKA MAANTA GALDOGOB: Madaxweynaha Puntland, Deni, Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka-sare JFS, Timacadde & Wasiirka Arrim...
02/08/2026

SAWIRKA MAANTA GALDOGOB: Madaxweynaha Puntland, Deni, Guddoomiye ku-xigeenka Aqalka-sare JFS, Timacadde & Wasiirka Arrimaha-gudaha JFS, Cali Xoosh oo si weyn ugu kala aragti-duwan siyaasadda Soomaaliya.

Garaad Jaamac Garaad Cali: "Maanta Soomaali qayb baa Israa|l u gashay, intii kalena isma hayso, waxa Soomaali kala geeye...
02/08/2026

Garaad Jaamac Garaad Cali: "Maanta Soomaali qayb baa Israa|l u gashay, intii kalena isma hayso, waxa Soomaali kala geeyey talo laysku koobay, waa in talada dhexda la dhigo."

Garaad Jaamac Garad Cali: "Ugaas Cabdiraxmaanow Tanade isu ilaali, kala ilaali oo wada ilaali... Tanadoow waxaad muujise...
02/08/2026

Garaad Jaamac Garad Cali: "Ugaas Cabdiraxmaanow Tanade isu ilaali, kala ilaali oo wada ilaali... Tanadoow waxaad muujiseen quwadiina guri kasta & geed kasta Soomaali waa idinku soo kacday wey yar tahay xafladdan oo kale, Ugaaska aad noo keenteen dhinacyada haka dhaafinina."

Garaad Jaamac Garaad, Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante ayaa Duco Iyo Dar’daaran isugu daray Ugaaska Tanade Ugaas Abdi...
02/08/2026

Garaad Jaamac Garaad, Garaadka guud ee Beesha Dhulbahante ayaa Duco Iyo Dar’daaran isugu daray Ugaaska Tanade Ugaas Abdirixmaan Ugaas Maxamed oo Maanta la Caleemasaarayo.”

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: "Waxaan Madaxweyne Deni, Madaxweyne Qoorqoor iyo isimmada Mudug kala shaqaynaynaa in nab...
02/08/2026

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil: "Waxaan Madaxweyne Deni, Madaxweyne Qoorqoor iyo isimmada Mudug kala shaqaynaynaa in nabad la dhexdhigo dhammaan dadkeena Mudug."

Address

11721
Fort McMurray, AB

Telephone

+252634681035

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buuhoodle Media. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Buuhoodle Media.:

Share

Category