21/07/2024
Hanpaliyo abayo mcn mudaaa sugaye ina dhameyso jamacada midi dalkeda iyo dinta iyo dadkda anfacda alaha ka dhigo ilahow adaa mahad leh iyo hooyo mcn iyo walal key hanad Ibrahim bariise mahad sanid wall abaalkaga ma gudi Kari wll🙏🙏 abayo mcn Samo Cllaahi horay u soco ilahey wax ku dhibo Kuma tuso