ilays real state iibka dhulka guryaha

ilays real state iibka dhulka guryaha hargeysa

09/06/2023

Guri iiba jigjiga yar

Guri iiba jigjiga yar
09/06/2023

Guri iiba jigjiga yar

14/01/2023

Asc waa guri iiba waa 6 qol gudaha iyo qol service waa xaafada gantaalaha ee magaalada hargaysa

AscWaxaan idiin haynaa gurigan oo kuyaala gantaalaha laamida hal guri ayaa ka xiga waa iib gurigu lacagtiisa waxaa laga ...
12/12/2022

Asc
Waxaan idiin haynaa gurigan oo kuyaala gantaalaha laamida hal guri ayaa ka xiga waa iib gurigu lacagtiisa waxaa laga bilaabay 68000$
Waana guri cusub 4 hurdo iyo fadhigii iyo cuntadii iyo qolkii seerfiska dayrkiisa laba gaadhi ayaa galaya

10/12/2022

Waa laba baloodh oo iiba midbaa kaarikoone ah cabirkoodu waa 24x36 mitir
Wadada labada boqolna xaga waqooyi kala jaara wadada biya shiinahana waa balooga labaad lacagtooda midkiiba waxaa laga bilaabay 22000$ waxay isku noqonayaan 44000 kun oo doolar

Asc waxaan idiin haynaa haafbaloodh cabirkiisuna 12x18 balooga sadexaad magaalo jimcaaleLacagtiisa waxaa laga bilaabay 1...
09/12/2022

Asc waxaan idiin haynaa haafbaloodh cabirkiisuna 12x18 balooga sadexaad magaalo jimcaale
Lacagtiisa waxaa laga bilaabay 12000$

Asc waxaan hayaa baloodho kuyaala balooga sadexaad ee wadada labada boqol waa dhex midkiiba lacagtiisa 17000$Ayaa laga b...
08/12/2022

Asc waxaan hayaa baloodho kuyaala balooga sadexaad ee wadada labada boqol waa dhex midkiiba lacagtiisa 17000$
Ayaa laga bilaabay

03/12/2022

Adresse

Democratic Republic Of The

Téléphone

+252633882494

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque ilays real state iibka dhulka guryaha publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager