Zamiir Cade wilka Farxada

Zamiir Cade wilka Farxada Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Zamiir Cade wilka Farxada, Épicerie, Democratic Republic of the.

Dowladda Japan oo Soomaaliya ka cafisay lacag deyn ah oo ka badan 100 milyan oo dollra
07/11/2024

Dowladda Japan oo Soomaaliya ka cafisay lacag deyn ah oo ka badan 100 milyan oo dollra

Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa dib u soo ceshtay aqlabiyadda Aqalka Odayaasha, kadd...
07/11/2024

Mudanayaasha Xisbiga Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa dib u soo ceshtay aqlabiyadda Aqalka Odayaasha, kaddib marki ay saddex kursi oo ka mid ah kuraasta Senatka kaga guuleesteen mudanayaashi horay ugu fadhiyay ee xisbiga Dimoqraadiga.

Aqalka Senate-ka oo ka kooban 100 kursi ayay Jamhuuriyiintu ku guuleysteen 52 ka mid ah, halka Dimoqraadiyiintu ay heystaan 48. Tani ayaa u sahli doonta madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump marka xilka loo dhaariyo kaddib in uu si fudud ku marsiiyo ajandayaashiisa siyaasadeed.

Mitch McConnell, oo noqon doona guddoomiyaha aqlabiyadda ee Aqalka Senatka ayaa sheegay, in Aqalka Odayaasha ee soo socda uu waardiye muhiim ah u noqon doono America.

Faah-faahinta 👇

Madaxwaynaha Wadanka Kenya Wilyam Ruto oo soogaaray Magaalada Addis Ababa.******************************Madaxwaynaha Wad...
06/11/2024

Madaxwaynaha Wadanka Kenya Wilyam Ruto oo soogaaray Magaalada Addis Ababa.

******************************
Madaxwaynaha Wadanka Kenya Wilyam Ruto Markii uu kasoodagay
Gagida Diyaaradaha Heer Caalami ee Boole Waxaa Kusoodhaweeyay Raysal Wasaare Dr Abiyi Axmed.

Raysal Wasaare Dr Abiyi Axmed oo Fariin Gaaban Soodhigay Bartiisa uu kuleeyahay Baraha Xidhiidhka Bushada ayaa Yidhi 'Madaxwayne Wilyam Ruto Bagaad Nabad Kutimid Itoobiya'.

06/11/2024

Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa soo saaray ganaaxyo iyo go'aano la xidhiidha arimaha Ololaha Doorashda:
1. Waxay ganaax 20 Milyan SL Shilling ah ku rideen Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Wakiildda Cali Xaamud Jibriil.
2. Sidoo kale Gudigu waxay ganaax lacageed oo dhan 20 Milyan SL Shilling ah ku rideen Xisbiga Waddani

Waxa kale oo gudigu diginin k**a danbays ah u direen Masuliyiin ka tirsan Xukuumada iyo Xisbiga Kulmiye kuwaa soo aan weli bixin ganaaxii lagu rida waxayna magacyadoodu kala yihii sidan:

1. Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha C/risaaq Muuse Faarax
2. Wasiirka xidhiidhka Golayaasha iyo Arimaha Dastuurka C/naasir Muxumed Xasan Buuni
3. Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Maxamed Cali Bile
4. Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Faysal C/raxmaan Madar
5. Madaxa Ololaha Xisbiga Kulmiye Mustafe Maxamud Qodax
6. Xildhibaan G/deegaana ka hargeisa Maxamed Abiib Cismaan

Waxay kaloo digniin u direen Urur siyaasadeedka Horseed

Donald Trump ayaa la saadaalinayaa in uu saddex ka mid ah 7-da gobol ee muhiimka ah ku guuleysan doono doorashada madaxt...
06/11/2024

Donald Trump ayaa la saadaalinayaa in uu saddex ka mid ah 7-da gobol ee muhiimka ah ku guuleysan doono doorashada madaxtinimo ee dalka Mareykanka, taas oo ka dhigan in uu qarka u saaran yahay in uu dib ula wareego Aqalka Cad.

Natiijooyinka la saadaaliyay ee saddexda gobol ee kala ah - North Carolina, Georgia iyo Pennsylvania - ayaa imaanaya iyadoo saadaashu waxay muujinaysaa in ugu yaraan hal gobol oo kale uu u janjeero dhanka madaxweynihii h**e ee Jamhuuriga.

Wali waxaa wakhti ka dhiman yahay xilligii la heli lahaa natiijada tartanka Trump iyo Kamala Harris.

Natiijooyinka waxa loogu dhawaaqaa gobol-gobol, BBC-dana way idinla socodsiinaysaa hadba sida ay wax u socdaan.

Dmitry Beskov, afhayeenka Kremlin-ka:- Maraykanka ma aha waddan saaxiib ah oo si toos ah iyo si dadbanba uga qayb qaata ...
06/11/2024

Dmitry Beskov, afhayeenka Kremlin-ka:

- Maraykanka ma aha waddan saaxiib ah oo si toos ah iyo si dadbanba uga qayb qaata dagaalka ka dhanka ah Ruushka

– Putin ma hayo qorshe uu ugu hambalyeeyo Trump guushii uu ka gaaray doorashadii Maraykanka

-Xidhiidhka Ruushka iyo Maraykanku waxa uu marayaa heerkii ugu hooseeyay, mustaqbalkooduna waxa uu ku xidhan yahay hoggaanka Maraykanka

- natiijadii doorashadii Maraykanka

-Ruushka ayaa si adag u beeniyay eedaha loo soo jeediyay ee ah in uu faragelin ku sameeyay doorashadii Maraykanka


Ilhaan Cumar , ayaa ku guuleysatay markii 4-aad kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad gobolka Minnesota, waxaana ay ka ad...
06/11/2024

Ilhaan Cumar , ayaa ku guuleysatay markii 4-aad kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad gobolka Minnesota, waxaana ay ka adkaatay Dalia Al-Aqidi oo ka sharaxnayd xisbiga Jamhuuriga.

Donald Trump ayaa ku dhawaaqay guul doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024, ka dib markii dhowr gobol oo dagaal ah ...
06/11/2024

Donald Trump ayaa ku dhawaaqay guul doorashada madaxtinimada Mareykanka ee 2024, ka dib markii dhowr gobol oo dagaal ah looga yeeray isaga. Wuxuu la hadlay taageerayaasha Florida.

05/11/2024

Kototemeeyo Maxaabiis Soomaali ah oo ku xidhan dalka Sacuudi Careebiya kuna xukuman dil ayaa dalbanaya in xukunka laga khafiifiyo, iyagoo loo heysto inay dalkaasi soo geliyeen daroogo.

Ehellada maxaabiistan oo dhalinyaro u badan ayaa sheegay in markoodii h**e ay dalkaasi u tageen in ay ka shaqeystaan.

Fulinta xukunka dilka ayaa kordhay Sucuudiga sannadkan, iyadoo celcelis ahaan uu dalkaasi dil ku fuliyo hal qof labadii maalmoodba, sida ay diwaangelisey Amnesty.

05/11/2024

Ugu yaraan 55 qof oo Muhaajiriin Afrikaan ah oo ku dhintay xeebaha u dhaxeeya Spain iyo Waqooyiga Afrika.

04/11/2024

Warrka Ay Dadku isla dhex marayaaN eee socail media Ordaaya

Ee XiNiF baaa Caayey Garxajis waa been cadd

Beentaa maxamed murtin iyo maxamed bakaylle ayaa sameeyey oo siyaasad dhex marsaNaya oo FaaFiyeyNa

Hawshaasna waa ladhameeyey ee dadkiina buun buuninaya jooji oo sheeko xusbiyada halaga daayo jiida

Wabilaahi tawfiiq

04/11/2024

Baraha bulshada ayaa lagu baahiyey muuqaal muujinaya booliiska Holland oo cayrsanaya ilmo 10 jir ah, kaas oo lagu eedeeyay in uu bastoolad sitay xilli uu ka qayb galayay bannaanbax lagu taageerayo Falastiiniyiinta oo ka dhacay Amsterdam. Muuqaalka Fiidiyowga ayaa muujinayay booliska oo la tacaalaya cunuga yar oo misana baaraya bastoolada uu gacanta ku hayay ka hor inta aysan noqon mid ay ku ciyaaraan caruurta. Xaalka meeshaasi ayu maraya.

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Zamiir Cade wilka Farxada publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager