Ciidama Dulmadiid

Ciidama Dulmadiid Información de contacto, mapa y direcciones, formulario de contacto, horario de apertura, servicios, puntuaciones, fotos, videos y anuncios de Ciidama Dulmadiid, Tienda de alimentos, Bio, Chiguayante.

24/08/2025

Ra’iisul Wasaarihii h**e Cumar Cabdirashiid, Guddoomiyeyaashi h**e ee Baarlamaanka Shariif Xasan iyo Maxamed Mursal iyo Wasiirkii h**e ee Warfaafinta Dahir Geelle ayaa caawa ku dhawaaqay inay iska casileen xubinnimada Madasha Samatabixinta.

Xubnahan ayaa mowqifkooda ka bixitaanka Madasha ka sheegay fadhi ay isugu yimaadeen Xubnaha Madasha Samatabixinta, iyagoo caddeeyay inay furanayaan xisbiyo.

Mas’uuliyiintan ayaa horay loo hadal hayay inay dhinaca Villa Somalia jireen kulamadii u dambeeyay ee wada xaajoodyada ee dhex maray DFS iyo Madasha Samatabixinta.

Is casilaada Siyaasiyiintan ee Madasha Mucaaradka ayaa ku soo aaday, iyadoo maanta Guddiga Madax Bannaan ee Doorashooyinka uu shaaciyay inuu muddo labo todobaad uu dib u furay is diiwaan gelinta Axsaabta siyaasadda iyo cod bixiyeyaasha

Cabdiraxiin isack buule .

Dirección

Bio
Chiguayante
WARIYE

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Ciidama Dulmadiid publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Compartir