Abdicaziiz CasKa

  • Home
  • Abdicaziiz CasKa

Abdicaziiz CasKa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdicaziiz CasKa, Grocers, .

06/08/2025
28/07/2025
22/07/2025
20/07/2025

Waan idin salamaya asxpTa mesha iigu jirat

Mid aanu wada fadhinay ayaan lowga saaray dadku marka ay isku xigaan lawga ayey isa saartaan Hal daqiiqo kadib ayuu mass...
15/07/2025

Mid aanu wada fadhinay ayaan lowga saaray dadku marka ay isku xigaan lawga ayey isa saartaan Hal daqiiqo kadib ayuu massage iisoo diray sxb lowga iga qaad waa xaaladaha mirqaanka
Waxaan dhahay Waryaa soonigan kula fadhiya waa maxay massege ku
😂😂

cali  oo Mareykanka degan ayaa yiri, “Anigoo hor taagan Dukaan aan rabay in aan ka soo iibsado Adeeg xaafada, ayaa gaari...
30/06/2025

cali oo Mareykanka degan ayaa yiri, “Anigoo hor taagan Dukaan aan rabay in aan ka soo iibsado Adeeg xaafada, ayaa gaari i soo ag istaagay. Ninki ka soo degay ayaa igu yiri, Lacag shidaal ku shubto ma i siin kartaa shidaalka iga go’aya kaarkaygi baan ka imi?
Waxaan siiyay $100 keliya aan haystay. Ninki wuxuu yiri Mahadsanid wuuna dhaqaaqay!!
Waxaan u qaatay inuu yahay Youtuber sameeya Muuqaalada aan daawaday oo inta lacag weydiiyo qof kale marki la siiyo intuu u celiyo yiraahda waa ku tijaabinayay qof naxariis badan baa tahay ee hoo $10,000 (Toban Kun Dollar).
Boqolki Dollar aan is lahaa ku soo adeego usbuuc maadaama aan Iskaabulo ahayna waa iga baxay ninkina wuxuu noqday mid Shiida oo aan Youtuber ahayn😀

12/06/2025
08/06/2025

Nin yaro weyn 😆

05/06/2025

🤣🤣

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdicaziiz CasKa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Grocery Store?

Share