Anshax band kooxda kommishinka police ka asluubta dds

Anshax band kooxda kommishinka police ka asluubta dds Adishal Band is a group of singers founded in Jigjiga City.

انا لله وانا اليه راجعون Alle Ha Unaxariisto fanaan qaran Ustaad Ahmed Ali cigaal Tiir Ayaa naga baxay Allow qabriga unu...
31/07/2026

انا لله وانا اليه راجعون
Alle Ha Unaxariisto fanaan qaran Ustaad Ahmed Ali cigaal Tiir Ayaa naga baxay Allow qabriga unuuri

Allaha unaxariisto UON CABDI KAAMIL CAWAALE
26/07/2026

Allaha unaxariisto UON CABDI KAAMIL CAWAALE

XAFIISKA KOMMISHINKA POLICE KA ASLUUBTA D.DSMadasha ka Doodista Xeer Nidaameedka Cusub ee Maamulka Police ka Asluubta Da...
04/07/2026

XAFIISKA KOMMISHINKA POLICE KA ASLUUBTA D.DS

Madasha ka Doodista Xeer Nidaameedka Cusub ee Maamulka Police ka Asluubta
Dawlada Degaanka Soomalida ee Looqabanayo
Hayadaha Cadaalada Iyo Bahwadaagta
Oo maanta ka qabsoomay
Macadka maaraynta iyo Adeega Shacabka
27.10.2018
Xafiiska komishinka booliska asluubta DDS
Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Somalida

Kadib hirgelintii isbeddallada lagu tayeynayo xarumaha dhaqan-celinta, Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaa...
19/06/2026

Kadib hirgelintii isbeddallada lagu tayeynayo xarumaha dhaqan-celinta,

Madaxweyne Ku-xigeenka DDS Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa kormeer ku tagay Jeelka Weyn ee Jigjiga (Calaamu-diin), isagoo u kuurgalay xaaladda guud ee maxaabiista ku xidhan xarunta.

Madaxweyne Ku-xigeenka mudane ibraahim cusmaan ayaa intii uu booqashada ku jiray xog-ogaal u noqday adeegyada waxbarasho iyo dhaqan-celinta ee ka socda jeelka, wuxuuna maxaabiista ku dhiirrigeliyey inay ka faa’iidaystaan fursadaha waxbarasho iyo tababarrada loo diyaariyey.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada DDS ee lagu horumarinayo adeegyada dhaqan-celinta iyo dib-u-habaynta maxaabiista, si xarumahaasi u noqdaan goobo lagu kobciyo aqoonta, xirfadaha iyo anshaxa bulshada.

Xafiiska komishinka booliska asluubta DDSSDMMuxiyediin showSRTV Somali

29/05/2026

Address

Jijiga
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anshax band kooxda kommishinka police ka asluubta dds posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share