30/03/2025
Assalamu caleykum dhamaan umadda somaliyed iyo inta igu xiran.waxan idiin leyahay Eid wangsan.
Intas kadib waxan mantay furtay bage cusub.oo aan idiin kuugu so gudbin dono
Waxyaba idiin xiisa giliya.
Waxan idiin Ka cod sanaa inaad bage Ka follow iidhahdan asxpteyda sharafta leh
Waa salaam man tihiin idil ahaantiin