Cawke abdulahi official

Cawke abdulahi official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cawke abdulahi official, Grocers, Losangels, London.

29/01/2026
Waxan saaka kormer ku aadnay qorshaha dalag iyo daryeel ee ka hir galay dagmada Hamaro anago na hogamin hayo Gudomiya ku...
31/03/2023

Waxan saaka kormer ku aadnay qorshaha dalag iyo daryeel ee ka hir galay dagmada Hamaro anago na hogamin hayo
Gudomiya ku xigenka dagmada Hamaro
Bulshada qabalaha Hardhagax oo ka faidaystay laagta Wayne tarfa oo ka bertay
galay
xabub
qaji
basal
babay
Canba laf dhamaan khudarta nocyahooda kala duwan bulshooy dhulka hodana lenahay

Ugu dambeyn Kante ayaa u ciyaari doona Chelsea isbuucaan,waa war u wanaagsan Blues kahor kulanka Champions league ee Rea...
23/03/2023

Ugu dambeyn Kante ayaa u ciyaari doona Chelsea isbuucaan,waa war u wanaagsan Blues kahor kulanka Champions league ee Real Madrid

Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta o...
23/03/2023

Bilashada bishan barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo dhammaan muslimiinta adduunka oo idil.

Alle waxaan ka baryayaa in uu ina waafajiyo khayrka Bishani ay wadato ee cibaadada, daryeelka masaakiinta, garab istaagga danyarta iyo agoonta iyo guud ahaan acmaasha wanaagsan ee mar walba laga rabo in ay ku tilmaamnaadaan dadka Islaamka ah.

Ilaahay, fadliga bishan awgeed, hanooga yeelo dalkeenna mid barwaaqo ah oo nabad iyo horumar ku tallaabsaday.

Ramadaan Mubaarak.

Xavi ayaa noqday macalinkii ugu horeeyay Barcelona tan iyo Guardiola 2011 ee Real garaaca seddex jeer sanad gudihiiArmaa...
22/03/2023

Xavi ayaa noqday macalinkii ugu horeeyay Barcelona tan iyo Guardiola 2011 ee Real garaaca seddex jeer sanad gudihii

Armaa loo Afareeyaa kulanka xigana

WAAW BARCEOLONA ayaa 12 dhibcood ku qabatay hogaanka La Liga iskana reebtay Real Madrid oo ay ku garaaceen 2-1Xili dambe...
22/03/2023

WAAW BARCEOLONA ayaa 12 dhibcood ku qabatay hogaanka La Liga iskana reebtay Real Madrid oo ay ku garaaceen 2-1

Xili dambe ayaa loogu shubay

Premier League ayaa si rasmi ah ugu dhawaqay in xilliga afurka la hakin doono ciyaaraha si ay u afuraan xiddigaha Muslim...
22/03/2023

Premier League ayaa si rasmi ah ugu dhawaqay in xilliga afurka la hakin doono ciyaaraha si ay u afuraan xiddigaha Muslimiinta ah inta lagu gudo jiro Bisha barakeysan ee Ramadan.

22/03/2023

Xidigaha Barcelona oo ka faa,ideysanaya Boogta Messi,REAL oo is dhiibtay,Arsenal,UNITED,SUQI+Newskii

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeya...
22/03/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoona u rajeeyay iney nabad iyo caafimaad ku soomaan.

Arsenal wax qaban karo malahn Arsenal horyaalka waa qaaday Reer Arsenal hambalyo
22/03/2023

Arsenal wax qaban karo malahn

Arsenal horyaalka waa qaaday

Reer Arsenal hambalyo

Address

Losangels
London
1523

Telephone

+252611472617

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cawke abdulahi official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category