Nimcaan Qalbi Dojiye

Nimcaan Qalbi Dojiye If you visit this page please follow me

10/03/2026

Dagalkii dayax dalnurshe iyo CK

21/02/2026

Barnamijka Qaraaxo ee Ramadaan ka

07/01/2026

indhaheyga aragtidaa

03/12/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mahamedshakur Khalif, Murtii Baalee, Osmaan Xasan Honesty, Laba Raad Mohamed, Xariir M Warsame, Jamu Afatu, Mahdi Maxamt, M Ibro Isaaq, Axmed Timirta, Axmed Kulmiye, Abukar Cilmi, Shabcan Abshir Aadan, Mohamud Ismail, Adan Gabay Duaale, Nasro Ibrahim, Daauud Maxamed, Sayid Cali Xasan, Khalid Maxmad, Abshir Axmad, Xaaji Cali, Imaan Cabdi Mukhtar, Nasiriin Nalka, Shakeel Ahmad Purvnagaradhaij, Ibrahim Ahmed Qumaal, Yusuuf Arsii Sirkaa, Abdulaahi Abukar, Maxamed Cabdirahman, Abdiumerali Hudubey, Cali Xashi, Birre Badiru, Justus Wasakha, Daadir Carab, Mamadi Adam, Diitta Boruu Roba, Xaawa Luul Xassan

30/11/2025

Waxaan Boqanay Goob dalxiis ee la yirahdo ENTOTO Park In Addis Ababa Ethiopia 🇪🇹 Abdishakour M. @

Soo daawo
02/11/2025

Soo daawo

Entota Parka Dalka Ethiopia 🇪🇹 Runtii lagama shekeyn karo Omg 😲

19/10/2025
17/09/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mohamed Gesey Ina Hashim, Jamal Axmad Qoriyow, Nuur Cabdiqadir, Muhamed Dinow, Mako Mohamed, Maxamed Dhaqane, Sabriya Sabriya Ibrahim, Maxamed Axmed

23/08/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Hassan Mamad, Ilyaas Qawdhan, Maxamed Yuusuf, Abdinasir Mohammed Adde, Cabdi Shakur Xaaji

Xildhibaan ka tirsan Gollaha sharci dajinta Maamulka F/alastiin ayaa warqad dareen leh u direy Madaxweynaha Turkiga, Rec...
20/07/2025

Xildhibaan ka tirsan Gollaha sharci dajinta Maamulka F/alastiin ayaa warqad dareen leh u direy Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, waxaana fariinta waraaqdaasi kamid ahaa sidan.

"Mudane Madaxweyne, Xaaladda magaalada Q/--sa oo magaalo sharaf iyo karaamo leh, sidaad og tahayba, waxay gaartay meel aad iyo aad u xun."

"Waligeen marnaba kuma aanan fikirin inaan walaalahayo iyo Ummadayadaba kala kulmi doono dayac iyo garab la'aanta istaas le'eg, waxaa naloo dayacay sidii dad meere kale ku nool, waxaan ku jirnaa go'doomin bani aadanimada ka baxsan."

"Dhibka, xanuunka, iyo silica aan la kulmeyno waa wax aan hadal lagu cabiri karin. Carruurteena ayaa indhaheenna hortooda gaajo ugu dhimanaya, waa culeys ay qalbiyadeenu qaadi karin."

"Mudane Madaxweyne, Waxaan ognahay inaad dusha ku sido masuuliyad wayn, sababta aan fariintan kugu dirayno waa kalsoonida aan kugu qabno cadaaladdaada, garab istaaggaaga dadka dulman, iyo sida aad ugu heelan tahay qaddiyadda F/alastiin."

"Mudane Madaxweyne Dadka reer Q/--sa waxaa haysta gaajo daran heer ay dadku gaajo darteed ugu suuxayaan wadooyinka, Duqeyntu marna ma joogsan diyaaradaha ISR ayaa xasuuqaya carruurteena, waxay laynayaan dhaawaca, xataa waxay tirtirayaan raadadkii yaraa ee nolosha ka hadhay."

"Gaajaysiintuna waxay noqotay dhimashada qaybteeda labaad, dhan walba wan ka hareeraysanahay."

"Anagoo ku sugan masiibadaa wayn ayaa ku soo direynaa baaqan. Fadlan nasoo faragali kahor inta aanu wakhtigu dhamaan oo gacan u fidi caruurta Q/--sa ee gaajada u dhimanaya xili Adduunyadu barwaaqo ku jirto."

"Qofkii walaalkii u gargaara, Ilaahaybaa ugargaara

14/05/2025

Jawi Robaad

Address

London

Opening Hours

9am - 5pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nimcaan Qalbi Dojiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category