sayid ali hassan

sayid ali hassan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from sayid ali hassan, Grocers, Badnapur.

إنا لله وإنا إليه راجعونان العين تدمع وان القلب ليحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا توفي علم الصومال وشيخ الامة  مولانا ومرب...
20/07/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون
ان العين تدمع وان القلب ليحزن ولا نقول إلا ما يرضي ربنا
توفي علم الصومال وشيخ الامة مولانا ومربينا الشيخ عثمان حدغ لفقدَت الأمة الإسلامية جبلا من جبال العلم ونجما من النجوم التي كان يهتدي بها

رحمه الله تعالى رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا .

Ina lilaahi wa Ina ileyhi Raajicuun,

Waxaa caawa Geeriyooday Shiikh Al waalid Shiikh Cusmaan Shiikh Cumar Shiikh Daa'uud (Shiikh Cusmaan xidig)
Geerida Waa Xaq Rabbi Ha U naxariisto Shiikh Al waalid shiikh Cusmaan Shiikh Cumar Shiikh Daa'uud (Shiikh Cusmaan xidig)

wuxuu Ahaa Shiikh Al waalid Cusmaan Shiikh Cumar Shiikh Daa'uud (Shiikh Cusmaan xidig) Ahlu Diin Cibaado Badan Oo Daaci Ah Rabbi Haka Abaal Mariyo Insha'allah, Qoyskii Iyo Axaabtii Uu Ka Geeriyoday Sabar Iyo Imaan Rabbi Haka Siiyo Anagane Gadaashiis Rabbi Ha Inaga Dhowro Fidno Aamin Aamin Aamin.

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo waxan halkan hambalyo aan aan qoral lagusookoobikarin u diraya  wllkey iga Wayn Ďaah...
19/07/2024

Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo waxan halkan hambalyo aan aan qoral lagusookoobikarin u diraya wllkey iga Wayn Ďaahìř Jabàñè iyo dumshi sumayo maxamed cali oo caawa kuguri Galy casimada galmudug ee dhuusamareeb waxan leyhy alle haidinka dhigo kuwii isku waara abid gurigad dhisteena guri lagu nagado alle hakadhigo

Markana waxan ugu ducayhayna ducadii nagibeena scw
با رك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير وعافية

07/07/2024

*دعاء دخول العام الهجري الجديد 1446.

*🌹 اللهم اجعل عامنا الهجري الجديد ١٤٤٦ عام سلامة وبركة على المؤمنين والمؤمنات يا رب العالمين*☘️🌿🍀🌸🌺.

Waxaan ugu hambalyenaa dhammaan Muslimiinta dunida daafaheeda kala joogta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed bilaabashada Sanadka Hijriga Cusub ee 1446.

Ilaahey waxaan weydisanayaa adinka iyo anagaba in uu sanadkaan nooga dhigo mid ilaahey nasiiyo Amni, iimaan khayraad, raxmad ,danbi dhaaf iyo camal fal uu ka raali yahay ilaa sanadka soo socda iyo waligeenba.

إلى الأحباب في كل بقاع الأرض من المسلمين، وخاصة الشعب الصومالي أتوجه إليكم في هذه المناسبة العظيمة بأسمى المباركات وأطيب التهنئات
أسأل الله تعالى لنا و لكم عاما مليئاً بالخيرات والرحمات ،والمغفرة والأعمال الصالحة المقبولة الى السنوات القادمه 🍀🌿🌴.

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من ا...
07/06/2024

إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه وأكرم نزله ووسع مدخله واغسله بالماء والثلج والبرد ونقه من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
Allaha unaxariisto adeer maxamed nuur jiisow oo caawa ku geeriyoodey magaalada Dhuusamareeb ehelka iyo asxaabtii uu ka tageyna samir jamiil ah allaha siiyo Garahan sxpky Abdi-Jamal Mo'a Moha

Address

Badnapur
431202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when sayid ali hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category