11/11/2024
Bismillah:
Dhamaan Asxaabta igu xidhan Aad ban idin salamay Salaan ka bacdii.
Accountigeygii Hawada laga saaray saad lasocotenba
Waanuna ku daba jirtaa hadii alle idmo
Waxan dhamaan shacab weynaha somaliyed Gaar ahaan Beesha darood Ka codsanaya inay soo follow gareeyan page keyga cusub ee Ayub abdirizaq Sidaad i garab taagnaydeen weligiinba inad i garab istaagtaan.
Wabillahi tawfiiq.👋👑