11/05/2022
Halgankeena Uma jooji doono dad calooshi ushaqeeyste ah waana utaaganahay inaan udhimano dalkeena iyo diinteena kana xoreyno alqaacidada alshabaab iyo wicii shaatikaas wataba meel kastoo alsuna waljamaaca eey joogtana gacha ayey isheeysataa waan xoreey doonaa shacabka dhibaateysan
اللهم بلغنا في الطوسمريب