Anab channel

Anab channel Waxaaku qanciyo marwalibo

12/06/2023

Asc asxabta igu so bir channel kena fikirada iyo lataliska as xamta hade murug ku hesato wan ku latalina hade so al. Rabtid wad iwey dikarta hade arabtid Ina oside wad oykarta iyo hada rabtid wan ka qoslina ku so dawawo

21/05/2023

Hada ludoho qof kadinte nafta ku socili ya ku socililahed aniga saxibtey macan illahye haku naxaristo 😭 adiga nah

21/05/2023

Hada lataganyah ya uxiste runta sheg aniga walashey macan adiga nah

29/04/2023

Somali ciyar fecan maliinanin wallahi sautageraye wan dale wan sexde baye asxabey faraxyashena baye wabilawate faraxyashena

illahey hanagadoro cadabta kusali nabigena mahamed asw gadatah muslin soqor asw sonadeh amiin walalkey iyo walashey
28/04/2023

illahey hanagadoro cadabta kusali nabigena mahamed asw gadatah muslin soqor asw sonadeh amiin walalkey iyo walashey

28/04/2023

Gorme kugu dambese cunto Saab isheg gawarey adna gorme kugu dambese Ina qof xamato cawa walis haya hhhh so sheg 🤣🤣🤣🤣 mana uxiste saab follow nasodeh sidaulasoco muqalwalibo asodigo

28/04/2023

Gawaryah hado ku doho nini kaga wan ku laagursana qof kagulagursanayo wasaxibta makayelilahed .tedakale maxa samelahed oo saxita Wana ogtah ino ku qabo Marka wedise wexe ku dahde illahey Aya ubaneye afar . Maxa samene

Send a message to learn more

28/04/2023

Cunuga wasac hadlka udah hadu kaqosliye fallow isodeh Lana soco Facebook Gena waxa rabtin iso shega wani sosamena

28/04/2023

gawaryah adec siyidkaga dintena seno fareso.waye. marabta Ina sharaf ku nolato . isastor . hada isqawisid ogo inatah ehlonar adun ceb iyo aqiro cafab . Maxa kaxun tas waillkasto muslin eh waxa ku wedinaya ninaca marku viqanyah iyo marku dabolan yah isheg walalkey commintiga ku soqor bajkan fallow daho wax walibo wakahelesa ❤️

Address

Nairoba

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Anab channel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category