05/09/2023
Dhirirka joogsiga
Dhexda taakadha
Dhawanka xaada leh
Dhoolacadeynta Bilan
Dhaqaaqa Socodka
Dheehashada muuqaqa
Dheymaney Markan dhowray baa
Dhiiga laydaxqaathe
Dhuuxayga tahay
Dhalal badhaney ♥️