05/03/2026
Waa is barbar dhiga agaasimaha wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland oo 145shaqaale ah qaybna shaqo geliyey qaybna magacaabistooda ka shaqeeyey mudadii uu xilka hayey halka agaasimaha wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland oo ay degaanka ceelafweyn kasoo wada jeedaan shaqo siiyey inaderki oo keli ah!
Adiga meteladaadi muxuu qabtay sanadkan.?