Abdi Shakur fahin pegas

Abdi Shakur fahin pegas Fahin full information page

02/08/2024

qarax sababay qasaro dhimasho & dhawac ayaa daqiiqado kahor kadhacay liido beach alle haugargaaro umada aywax kusoogareen🤲🤲

03/07/2024

Xushmee dareenka dadka xitaa hadii aysan wax macna leh kula aheyn iyaga ayee u tahay wax walbo

Abdi Shakur fahin pegas

26/06/2024

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Galmudug ayaa Caasimadda Dhusamareeb ka wata Shir weynaha Dib-Uheshiinta Beelaha walaalaha ah ee ka soo kala jeeda Degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.

Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeeyb galay Wasiirada Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug, Wasiiro Iyo Xildhibaano Katirsan XFS Iyo Maamulka Galmudug, Culmo Awdiin Iyo Waxgarad ka socda Degmooyinka Xeraale iyo Cabudwaaq.

———————————-
Xafiiska Warbaahinta Iyo Xiriirka Dadwaynah
Email: [email protected]
Facebook: https://www.facebook.com/moifargm
Twitter https://twitter.com/MoIFARGM
Instagram: https://instagram.com/moifar_galmudug
Website: https://moifar.gm.so/

Wasaradda Arrimaha Gudaha,Federaalka iyo Dib -U- heshiisinta Dowlad Goboleedka Galmudug

25/06/2024

26-ka Juun Hambalyo Soomaali oo dhan. Qabyaaladda allaha naga koriyo.

23/06/2024

Aad ayaan idinkaga mahad cilinaya sida quruxda badan aad ii soodhawayseen walalahey
Abdi Shakur Fahin

11/12/2023

AMAL GABAY

dadku kala ayaan roon.
ama kala aqoon dheer.
ama kala asluub weyn.
hadaan eed ladonayn.
ama deeq ilaahay.
asaraar katagnayn.
dadku eexo kagalin.
inan yahay la,antaa.
dumar lama aburen.
Gabadh lama amanayan.
jacayl looma oo yayn.
Geed beer udgoon iyo.
Kudhexyaal ugbaadoo.
Ubax & man fuulay.
uIlihii madheedhkee.
limey kuyaalliyo.
Ilo wada xareedoo.
Nafta lagu ilaaway.
dayaxoo iftiimoo.
Arladoo dhan gabadhod.
Afar & tobnaadey.
Qorraxdoo aroortii.
Dhulka soo abaartoo.
Fardowsa iid dhex jogtay.
Waxaatahay adunyada.
Dhexda udub kahaystoo.
Xejiyoo adkeeyoo.
Af gobaad sanmaayo.
Qurux lama amaahdee.
Fordowsay waxaatahay.
Xariirtii haweenkiyo....

Abwan abdi shakur fahin ✔️✅️☑️

08/12/2023

Jomco mubarak my friend

Address

Cadaado
Adado

Telephone

+252614555473

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Shakur fahin pegas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Shakur fahin pegas:

Share

Category