18/04/2026
Waxaa sharaf weyn ii ah anigoo ka tirsan maamulka Maax Pharmacy and Supermarket-Badhan inaan ka qayb galo xafladda quruxda badan ee Al-Haramain University College (Badhan).
Waxaan hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ardayda, maamulka, iyo macallimiinta dadaalka badan ee guusha gaadhay. Waa tallaabo muhiim ah oo horseed u ah mustaqbal ifaya.
Maax Pharmacy And Supermarket mar walba waxay garab taagan tahay horumarinta waxbarashada iyo bulshada.
Hambalyo mar kale, guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. ๐โจ
#๐๐๐๐ฑ๐ฉ๐ก๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ง๐๐ฌ๐ฎ๐ฉ๐๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐๐ญ