29/03/2025
عيد مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Waxaan munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Ummada Islaamka iyo shacabka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan. waxaan Alle ka rajeynayaa in uu ciida iyo soonka Acmaashi aan soo gudanay waajibaadkeeda rabbi hayna siiyo sanad kan kiisa kale rabbi ha inagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad
Omar Sheikh Abdi Shafana