Tayo Oil Organic

Tayo Oil Organic hoyga saliidaha dabiiciga ah ee dalkaga hooyo

Juma mubarak Tayo Oil Organic Waxbadan naga fisha dhawaaaaaaan
06/10/2023

Juma mubarak
Tayo Oil Organic
Waxbadan naga fisha dhawaaaaaaan

Tayo Oil OrganicMacsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin.Saliid macsarad...
22/09/2023

Tayo Oil Organic
Macsarada waa saliid aad u qaali ah lehne faaidooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin.

Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo hindida iyo shiineeyska ayaa u isticmaali jireen daawo lagu daaweeyo cudurro badan waxaana loo yaqaannaa saliid macsarada "Queen of Oils" oo ah macnaheedu "Boqoraddii Saliidaha" waxayna magacaas ku mutaysatay qiimaheeda caafimaad iyo cunnno ahaanteedaba.

Saliid macsarada waxaa wadankeenna laga isticmaali jiray muddo fog iyadoo loo adeegsan jiray shiididdeeda Geela.

Haddii aan isku dayo in aan ka hadlo faaidooyinka ugu caansan ee leedahay iyo cudurrada lagu daaweeyo ayaa waxaa ka mid ah:
1- Macsaradu waa saliid cunnada loo isticmaalo lehne caraf udgoon.
2- Macsarada waxay ka hortagtaa cudurka kansarka maadaama ay tahay "Antioxidant" awood leh.
3- Waxaa macsarada ku jiro ugu yaraan 7 maaddo oo xanuun baabi'iye ah.
4- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa diiqada, welwelka iyo hurdo la'aanta.
5- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa Yiridka iyo cudurrada ku dhaco afka.
6- Macsarada waxay daawo u tahay kolestaroolka kacsan.
7- Macsarada waxay joojisaa qolfoofidda xididada, waxayna furtaa xidada xinniban ee wadnaha.
8- Macsarada waxay jilcisaa caloosha laguna daaweeyaa saxaro-adeegga.
9- Macsarada waxay daawo u tahay wareerka iyo aragtida daciifka ah.
10- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa xasaasiyadda iyo cuncunka jirka
11- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa kacsanaanta iyo isku-buuqa maskaxda.
12- Macsarada waxay nafaqo u tahay korriinka tinta wayna dheereysaa.
13- Macsarada waxay oogada ka ilaalisaa ileyska iyo kuleeylka qoraxda.
14- Macsarada waxay daawo u tahay xanuunka cadada iyadoo la mariyo caloosha qeybta xudunta ka hooseyso xilliga caadada.
15- Macsarada waxay yaraysaa qalleelka iyo xanuunka haweenka dhalmo-deyska ah iyadoo saxaaxa lagu subko.
16- Waxaa saliidda macsarada ku jira borotiinno aad u badan oo ku filnaan karo qofka haddii cunto ka dhigto.
17- Waxaa macsarada ku jiro dufanta kordhiso xasuusta iyo xifdinta.
18- Waxaa macsarada ku jiro fitamiinka "E" kaasoo firfircooniya wareegga dhiigga.
19- Waxaa kaloo macsarada ku jiro Kalsiyam, Botaasiyam iyo Fosfate oo jirka aanan ka maarmin.
20- Macsarada waxay u horreysaa saliidaha loo isticmaalo daliigidda maadaama maqaarka jirka ay si sahlan uga gudubto.
21- Macsarada waxay daawo u tahay kacsi la'aanta iyo himad yarida, maadaama macsarada laga helo 4 maaddo oo muhiim u ah kacsiga iyo badinta biyo-baxa.
22- Macsarada waa daawada ugu fiican xanuunka loo yaqaanno "Sciatica" oo ah xanuun neerfaha "Sciatic" oo keeno dhabar xanuun iyo lug xanuun aad u daran.
23- Macsarada waxay ka qeyb qaadataa kontoroollida cadaadiska dhiigga.
24- Macsarada waxay daawo u tahay Baabasiirta, qofkii macsaro joogteeyane baabasiir isma arkaan waa sida la xaqiijiyay.
25- Macsarada maahan saliidaha kiciyo Gaaska ama laabjeexa keeno.
26- Saliidda macsarada waxay raagi kartaa muddo dheer iyadoo isbadalin maadaama ay ku jirto maaddo la dagaallanto bakteeriyada iyo caabuqa.
27- Macsarada waxay daawo u tahay caabuqa sanqada "Sinusitis" oo hal dhibic oo sanka lagu dhibciyo ayaa ku filan.
28- Macsarada oo lagu luqluqo subax kasto waxay ka hortagtaa caabuqa Quumanka iyo Cuno-xanuunka.
29- Macsarada waxay daawo loo bogay u tahay Kala-goysyo xanuunka.
30- Macsaraha waxaa lagu daaweeyaa cudurka "Athletes Foot" oo ah caabuq fangas oo ku dhaca faraha cagta dhexdooda oo u badan Orodada iyo Ciyaartoyda.
31- Markii lala isticmaalo biyo kulul waxay daawo u tahay cabeebka farjiga ee dumarka.
32- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa faruuruca ay keento xafaayadaha loo xiro caruurta.
33- Macsarada oo ilmaha iskuulka aado loo mariyo sanka waxay ka ilaalisaa hargabka, ifilada iyo sanboorka ay ka qaadi karaan caruurta kale.
34- Macsarada waxaa lagu daaweeyaa Goon-jabka iyo madax xanuunka noocyadiisa kala duwan iyadoo madaxa lagu xirto.
35- Macsarada oo la qiiqsado ama la isku huuriyo waxay daawo u tahay neefta iyo caburnaanta marinnada hawada.
36- Macsarada waxaanan la siinin kaliya qofka shubmayo maadaama ay tahay calool jilciye oo waxay sii kordhineysaa shubanka.

Tayo Oil OrganicJUMA MUBARAK
15/09/2023

Tayo Oil Organic

JUMA MUBARAK

Tayo Oil OrganicKu madiifi wajigaaga saliid tayo leh63 7386709
29/08/2023

Tayo Oil Organic
Ku madiifi wajigaaga saliid tayo leh
63 7386709

26/08/2023

Tayo Oil Organic

Tayo Oil OrganicSALIIDA DHAGA YARAHA OO qiimo iyo tayo fiican lehkaso dalbo meel walba ood joogtid
04/08/2023

Tayo Oil Organic
SALIIDA DHAGA YARAHA OO qiimo iyo tayo fiican leh
kaso dalbo meel walba ood joogtid

Tayo Oil OrganicSALIIDA LAWSKA oo Tayo sare leh kaso dalbo meel walba ood joogtid
04/08/2023

Tayo Oil Organic
SALIIDA LAWSKA oo Tayo sare leh
kaso dalbo meel walba ood joogtid

Tayo Oil OrganicSALIIDA MACSARADA OO TAYO IYO QIIMO JABAN LEH
04/08/2023

Tayo Oil Organic
SALIIDA MACSARADA OO TAYO IYO QIIMO JABAN LEH

Tayo Oil OrganicSUBAX WANAAGSAN
01/08/2023

Tayo Oil Organic
SUBAX WANAAGSAN


Tayo Oil OrganicKafaaidaysi wacan Soonka   allena ha inaga aqbalo camalkaas wanaagsan
27/07/2023

Tayo Oil Organic
Kafaaidaysi wacan Soonka
allena ha inaga aqbalo camalkaas wanaagsan

Tayo Oil OrganicSALIIDA QOONDARKA oo Tayo iyo Qiimo jaban leh
27/07/2023

Tayo Oil Organic
SALIIDA QOONDARKA oo Tayo iyo Qiimo jaban leh

Tayo Oil OrganicSALIIDA MACSARADA oo Tayo sare iyo Qiimo jaban leh
27/07/2023

Tayo Oil Organic
SALIIDA MACSARADA oo Tayo sare iyo Qiimo jaban leh

Address

Xalane
Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Oil Organic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share