Dhool-Bari Mini Market and Butchery

Dhool-Bari Mini Market and Butchery Food, Biscuts, Dairies, Beverages, Creams, etc,

Ma rabtaa inaad barato xirfad aad noloshaada ku beddesho? ๐Ÿ’กHadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd!๐ŸŽฏ Waxaan kuu haynaa bar...
18/04/2026

Ma rabtaa inaad barato xirfad aad noloshaada ku beddesho? ๐Ÿ’ก
Hadda waa waqtigii aad bilaabi lahayd!

๐ŸŽฏ Waxaan kuu haynaa barashada:
โœ”๏ธ Cilaanka (henna & Art)
โœ”๏ธ Make-up xirfadeed
โœ”๏ธ Karinta cuntooyinka casriga ah

๐Ÿ“š Baro xirfad kuu horseedi karta dakhli iyo mustaqbal ifaya

๐Ÿ’ผ Ha sugin โ€“ boosasku waa xadidan yihiin!

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir hadda:
+252 906 660 364

๐Ÿ‘‰ Is diiwaangeli maanta oo bilaaw safarkaaga guusha! ๐Ÿš€

Jimco Wanaagsan Dhamaantiin ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ู‘ู ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๐Ÿคุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ุฌู…ุนุฉ ุฎูŠุฑ ูˆุจุฑูƒุฉ ุนู„ูŠู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุงJimco waa ma...
17/04/2026

Jimco Wanaagsan Dhamaantiin

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ู‘ู ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๐Ÿค
ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ ู‡ุฐุง ุงู„ูŠูˆู… ุฌู…ุนุฉ ุฎูŠุฑ ูˆุจุฑูƒุฉ ุนู„ูŠู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุง

Jimco waa maalin barako leh ๐ŸŒ™
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, dambigana ha inoo dhaafo, qalbiyadeennana ha dejiyo ๐Ÿคฒ

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุบูุฑ ู„ู†ุง ุฐู†ูˆุจู†ุงุŒ ูˆูˆุณุน ู„ู†ุง ููŠ ุฃุฑุฒุงู‚ู†ุงุŒ ูˆุจุงุฑูƒ ู„ู†ุง ููŠ ุฃูˆู‚ุงุชู†ุง ๐ŸŒฟ

CUNTO KARINTA SI FUDUD KU BARO! ๐Ÿ”ฅ๐Ÿฝ๏ธMa rabtaa inaad barato sida loo kariyo cunto macaan oo xirfad leh? ๐Ÿ˜Xarunta Dhool Bar...
10/04/2026

CUNTO KARINTA SI FUDUD KU BARO! ๐Ÿ”ฅ๐Ÿฝ๏ธ

Ma rabtaa inaad barato sida loo kariyo cunto macaan oo xirfad leh? ๐Ÿ˜
Xarunta Dhool Bari waxay kuu diyaarisay fursad gaar ah!

๐ŸŽ“ Waxaan qabanaynaa ARDAY KOOBAN (Limited Offer)
โณ Boosasku waa xadidan yihiin โ€“ ha ka harin!

๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ Waxaad baran doontaa:
โœ”๏ธ Sida loo kariyo cuntooyin kala duwan
โœ”๏ธ Farsamooyinka karinta casriga ah
โœ”๏ธ Sirta dhadhanka macaan ๐Ÿ›

๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘ง Ku bilow xirfad kuu noqon karta shaqo ama ganacsi!

๐Ÿ“ Goobta: Jubba Street

BISCOFF LOTUS ๐ŸชโœจMacaan iyo dhadhan aan la iloobi karin ๐Ÿ˜Ku dar maanta liiskaaga dukaanka!๐Ÿ“ž Order Now: +252906660364๐Ÿ“ Jub...
07/04/2026

BISCOFF LOTUS ๐Ÿชโœจ
Macaan iyo dhadhan aan la iloobi karin ๐Ÿ˜
Ku dar maanta liiskaaga dukaanka!

๐Ÿ“ž Order Now: +252906660364
๐Ÿ“ Jubba Street โ€“ Dhool Bari & Mini Market

jumma kariim
03/04/2026

jumma kariim

Ma rabtaa badbaado iyo raaxo marka aad karinayso? ๐Ÿ”ฅGacmo-gashiyada (gloves) ee roodhiga waa xalka ugu fiican!โœ”๏ธ Ka ilaal...
02/04/2026

Ma rabtaa badbaado iyo raaxo marka aad karinayso? ๐Ÿ”ฅ
Gacmo-gashiyada (gloves) ee roodhiga waa xalka ugu fiican!

โœ”๏ธ Ka ilaaliya kulaylka
โœ”๏ธ Raaxo & fudayd isticmaal
โœ”๏ธ Design qurux badan ๐Ÿ˜

๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿณ Ku habboon jikadaada maalin kasta!

Rootiga sliceka ayaan idiin haynaa ka faidaysta saxiibayaal ๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Jubba Street๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir si aad u dal...
31/03/2026

Rootiga sliceka
ayaan idiin haynaa ka faidaysta saxiibayaal
๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Jubba Street
๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir si aad u dalbato maanta
๐Ÿ‘‰ Ha seegin! Dalbo hadda oo ku raaxayso dhadhan aan la ilaawi karin!

BUSKUD-KA CAKE-GA EE SAVOIARDI ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡นMa rabtaa buskud tayo sare leh oo ku habboon cake-gaaga?Savoiardi waa doorashada ugu fi...
28/03/2026

BUSKUD-KA CAKE-GA EE SAVOIARDI ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

Ma rabtaa buskud tayo sare leh oo ku habboon cake-gaaga?
Savoiardi waa doorashada ugu fiican! ๐Ÿ˜

โœ”๏ธ Tayo sare (Quality Control)
โœ”๏ธ Ka yimid Italy ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น
โœ”๏ธ Ku habboon tiramisu & cake kasta ๐Ÿฐ

Hadda ka dalbo DHOOl Bari & Mini Market ๐Ÿ›’

๐Ÿ“ž Dalbo hadda: +252906660364
๐Ÿ“ Goobta: Jubba Street

๐Ÿ’ฌ Ha seegin dhadhanka macaan ee aad jeclaan doonto!

28/03/2026

Isdiiwaangalintu Way Furan Tahay!

DHOOL BARI Exclusive Cooking Center waxay bilaabaysaa qaadashada arday cusub oo doonaya inay bartaan xirfado muhiim ah! ๐ŸŽ“

๐Ÿ“š Baro xirfado kala duwan sida:
๐Ÿฐ Cunto karinta (Cooking)
๐Ÿ’„ Makeup
๐ŸŽ‰ Qurxinta & Cilaansaar (Decoration)

โณ Fursad gaar ah! Waxaa la qaadanayaa arday cusub inta ka harsan bishan oo keliya

๐Ÿ”ฅ Haddii aad rabto xirfad kuu horseeda mustaqbal wanaagsan, hadda iska diiwaangeli!

๐Ÿ“ DHOOL BARI โ€“ Halka aad ka baran karto xirfad dhab ah

๐Ÿ“ž La xiriir hadda si aad u bilowdo safarkaaga!

906 660 364

jumma kariim dhamaan muslimiinta
27/03/2026

jumma kariim dhamaan muslimiinta

3-Shay oo Cake Wakhti-Giisa Dib u Dhiga!Ma rabtaa cake-kaaga inuu sii ahaado fresh oo qurux badan muddo dheer? ๐Ÿ˜Dooro wa...
26/03/2026

3-Shay oo Cake Wakhti-Giisa Dib u Dhiga!

Ma rabtaa cake-kaaga inuu sii ahaado fresh oo qurux badan muddo dheer? ๐Ÿ˜
Dooro waxyaabaha saxda ah ee tayada leh ๐Ÿ‘‡

โœ… Cream-ka tayo sare leh
โœ… Viziyon (ingredients la isku halayn karo)
โœ… Color cake oo wanaagsan

๐Ÿ’ก Tayada ingredients-ka ayaa goโ€™aamisa natiijada cake-gaaga!

๐Ÿ“ Ka hel dhammaan waxaad u baahan tahay:
DHOOL Bari & Mini Market โ€“ Jubba Street

WALIGA CAKE XAFADA MA KU SAMAYSATAY?Haddii aad rabto cake qurux badan oo dhadhan macaan leh ๐ŸฐDHOOL Bari & Mini Market ay...
23/03/2026

WALIGA CAKE XAFADA MA KU SAMAYSATAY?

Haddii aad rabto cake qurux badan oo dhadhan macaan leh ๐Ÿฐ
DHOOL Bari & Mini Market ayaa kuu haya doorashooyin gaar ah!

๐Ÿ’– Ku habboon:
๐ŸŽ‰ Xafado
๐ŸŽ‚ Dhalasho
๐Ÿ’ Aroos
๐ŸŽ Iyo munaasabado kale oo gaar ah

๐Ÿ”ฅ Cake tayo sare leh, naqshad qurux badan & qiimo macquul ah!

๐Ÿ“ Nagu soo booqo: Jubba Street

Address

Afase Street
Bosaso
NWBOS

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 20:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252906660364

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhool-Bari Mini Market and Butchery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhool-Bari Mini Market and Butchery:

Share

Category