Hussein Haamud official

Hussein Haamud official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hussein Haamud official, Grocers, Xuseenyare927@gmail. com, Bosaso.

10/07/2023

XINGALOL
=xingalool Sanaag Somalia Weli matagtay deegaanada gobolka Sanaa?!

Calmadow Sanaag Soomaaliya iyo Jama Qoryare
04/07/2023

Calmadow Sanaag Soomaaliya iyo Jama Qoryare

Jaamacadda umadda soomaaliyeed faraceeda Badhan Sanaag Somalia  👌🏻😍
30/06/2023

Jaamacadda umadda soomaaliyeed faraceeda Badhan Sanaag Somalia 👌🏻😍

“Aabeet aabeet haddii aysan dhicin iyo isgaabeertu Aree tow bannaati haddaan aad la ii odhanin
08/02/2023

“Aabeet aabeet haddii aysan dhicin iyo isgaabeertu
Aree tow bannaati haddaan aad la ii odhanin

08/02/2023

Ciidamada xaq u dirirku ruqaansi hor leh bay sameeyeen✊

Peace and Blessings of Allah SWT be upon Prophet Muhammad S۔A۔WNaxariis iyo Nabadgelyo Eebe SWT korkiisa ha ahaato Nebi ...
29/01/2023

Peace and Blessings of Allah SWT be upon Prophet Muhammad S۔A۔W

Naxariis iyo Nabadgelyo Eebe SWT korkiisa ha ahaato Nebi Muxamed S.C.W

Hussein Haamud📝

Qofka alle wanaag ka malaysta ilhaahayMa hoojiya malihiisa,qofka alle ugu mahad naqa nimcooyinka uu siiyay alle wuu u si...
07/10/2022

Qofka alle wanaag ka malaysta ilhaahay
Ma hoojiya malihiisa,
qofka alle ugu mahad naqa nimcooyinka uu siiyay alle wuu u siyaadiyaa
qofka alle tala saarta alle ku filnaanaya.🕶✍....

✍✍SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL HARUUN Marka magaciisa la soo hadal qaado waxaa isla markaaba maskaxda qofwalba oo Musli...
21/09/2022

✍✍SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMACIIL HARUUN

Marka magaciisa la soo hadal qaado waxaa isla markaaba maskaxda qofwalba oo Muslim ah oo dhagaystay sheekha amaba inyar aqoon uleh qalbigiisa ku soo dhacaysa in uu yahay,sheekh,Caqli,akhlaaq,daganaan,aftahanimo ,fahan diined iyo mid aduunyaba illahay ugu deeqay marka uu muxaadaraynayo waxay hadaladiisu si toos ah u taabtaan samayn wayna ku yeeshaan qalbiga bini,aadamka lagamana daalo in ladhagaysto wacdigiisa,
Waa sheekh tawaaduc badan kuna xeeldheer u dhimrinta iyo nasteexaynta cidkasta oo dhagaysanaysa waxaa uu aad ugu dadaalaa in uu diinta sida ugu fudud u fahansiiyo mana arkaysid isaga oo si toos ah cid u bartilmaameedsanaya isaga oo diidan inqofkaasi diinta Ka sii fogaado taasina waxay sababtay in ilaahay umadoo dhan jeclayaysiiyay qofkad sheekh mustafe kuso hadal qaadaba wuxu ku odhan ilahay darti ban ujeclahay. Diintuna waa nasteexo waxaa sidaa si lamida laga rabaa dhamaan culimada.
Allahahayow janada nagu kulmi ruuxkastaaba waxa uu maciisa noqonayaa maalinta qiyaame cidu uu jecelyahay.

Sheekh mustafe dar illahay ayaan u jeclahay .

وصـول الـصور لك ليـس صـدفة،، بل لأنك مـن افضل المتـابعيين 🔥💯🌹Imaatinka sawiradu maaha wax iska yimid, laakiin sababtoo a...
14/09/2022

وصـول الـصور لك ليـس صـدفة،، بل لأنك مـن افضل المتـابعيين 🔥💯🌹
Imaatinka sawiradu maaha wax iska yimid, laakiin sababtoo ah waxaad tahay mid ka mid ah taageerayaasha ugu fiican 🔥💯🌹

Today the best photo 📸
11/09/2022

Today the best photo 📸

Today the pest photo 📸 Fadlan nagu soo biir oo nala saaxiib🙏✌
10/09/2022

Today the pest photo 📸

Fadlan nagu soo biir oo nala saaxiib🙏✌

 Cabdullaahi Ibnu Cumar, Allaah haka wada raalli noqdee, wuxuu yidhi: Nebiga, sallaa Allaahu calayhi wa sallam ayaa wuxu...
09/09/2022


Cabdullaahi Ibnu Cumar, Allaah haka wada raalli noqdee, wuxuu yidhi:
Nebiga, sallaa Allaahu calayhi wa sallam ayaa wuxuu soo maray nin walaalkii ku canaanaya xishood badnidiisa, isaga oo ku lahaa "Adigu waad xishood badan tahay" ama isaga oo leh "War wuu ku dhibay (xishoodku). Kolkaas ayaa Rasuulku sallaa Allaahu calayhi wa sallam wuxuu ninkii ku yidhi: 《Dhaaf ninka, xishoodku wuxuu ka mid yahay iimaanka'e》
Bukhaari
Riwaayad kale waxay sheegaysaa inuu yidhi:
《Dhaaf ninka, xishoodku ma keeno waxaan khayr ahayne》
‎عن عبد الله بن عمر رضي الله عنه قال: مر النبي صلى الله عليه وسلم على رجل وهو يعاتب أخاه في الحياء يقول: إنك لتستحي. حتى كأنه يقول: قد أضرَّ بك. فقال رسول الله صلى الله عليه وسلم: «دعه فإن الحياء من الإيمان» (رواه البخاري ــ كتاب الأدب برقم 5653).
Gaarsii saaxiibadaa.Nagu soo biir oo nala saaxiib wll

Address

Xuseenyare927@gmail. Com
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hussein Haamud official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hussein Haamud official:

Share

Category