20/11/2025
Laab lakaca soomaalida
Soomaalida waa dad laab lakac leh
Waxaa soomaali ka dhex dhacaysa in mudadaan somalida ay kiisas aad uxun ay ka dhacayaan
Waxaa intaas dheer in hada dadlkeeni iyo dalkeenii ay wax walba oo xun ay lasii qabsanayaan oo ay lanoqonayso wax caadiya haday dhacdo dil tahay iyo haday xumaan kale oo anshax xumo ah tahayba
Hada kiiska gabadhaan ee sida xun udhacay waxaa ka horeeyay kiisas badan oo ugu wayn yahay ninkii xaaskiisa gubay ee sayid cali
Xgee kudameeyey kiiskaas ayaamo baa lawad waday waana laga aamusay
Lkin waxaa jirta xog 85% inuu kusugan yahay wadamada central afirca mid kamida
Hada kan sida saas loogu wado ayuu aamus kudhamaanayaa
Hadaba waxan gabdhaha kula talin lahaa wallayaal isku badnaada oo kafikira Noloshiina cida aad masuulka uga dhigysaan haday shaqo tahay iyo haday dhaqasho tahay
Ilaahay baa cadaalada haya