Maxamed axmed faarax

Maxamed axmed faarax Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed axmed faarax, Grocers, Maxamed axmed faarax, Bosaso.

29/05/2025

El Zatoona - ما هي Soft Skills "المهارات الناعمة" ؟؟يعني ايه Soft Skills ؟؟ او المهارات الناعمة لخدمة توصيل الكتب : https://goo.gl/forms/85Rx2zBm2Fo2PjqK2ع...

04/05/2025

Islaam Ciise islaam Maxamed islaam Muuse, waa isimka ugu aftahamada badan guud ahaan soomaali waa nin deggen aan hadal seegin oo daacad ah ilaahay ha barakeeyo
Islaamku waa dhaqan-ruug, islaamku bilahan wuxuu rug-fadhi u ahaa arrintii ka dhacday dureera ee dhex martay beelaha walaalaha ah.
ilaahay ha barakeeyo islaamka.

Qaar ka mid ah xikmadaha aan islaam Ciise ka qoray;-

"Nin socdana salaan ka sug, nin fadhiyana sooryo ka sug".

"Meel hal lagu qalay mana hadal yara mana hugun yara".

"Ceebtu waa nimay ku taal iyo in lagu tiray".

"Magaalo waa madal wixii joogaana waa marag".

"Ninka weyni wadka dilaya waa yaqaan".

''Geed tegi jirey gartii waa yaqaan, laga dhiman jireyna dhaxalkii waa yaqaan''.

"Xalay yaad la joogtay
Xarafkaa yaa naqay iyo
Xaajadaa yaa galay"
Soomaalidaa tidhaahda.

"Qori keligii ma bel-belo".

"Dalna madax baa laga dayaa, daarna albaabaa laga dayaa".

"Habaar dhammaantii waa dhimo, duco dhammaanteedna waa nooloow".

" Dhulka waxaa ugu xun meel qodax kumuda leh mid aan iskaga saartana aan laheyn"

"Jidhkii la hayaa jiriid k**a qoslo".

"Marag ilaah ka weyn
Marti boqor ka weyn
Iyo muhiib geel ka weyn midna ma jiro".

"Walaalkaa hadday candhuuftaadu gaadho calaacashaadu halla jirto".

"Caydhiinka laba ku qaybsatay bisaylka iskuma cawrido".

"Xoolo rag farana ka tirsan feedhana ka xisaabsan" Cabdisamed Cabdillaahi Ccf ayaa Qoray

Address

Maxamed Axmed Faarax
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed axmed faarax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category