16/06/2024
ciid mubaarak
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
waxan halkan hambalyo uga diraya umada somaliyed mel kasta ay jogan iyo umada islaamka waxan leyahay illahay acmaasha an soo wadnay hanaga aqbalo illahay sanadka sanadkisa bash barwaaqo hanagu gaarsiiyo aamin aamin