Ibnu cumar

Ibnu cumar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ibnu cumar, Grocers, Burco.

nin baa wuxuu qabay naag aad u masayr badan wuxuu damcay inuu la guursado, sidu ugu sheegi lahaa buu ka fikirayay markaa...
19/12/2022

nin baa wuxuu qabay naag aad u masayr badan wuxuu damcay inuu la guursado, sidu ugu sheegi lahaa buu ka fikirayay markaasaa isagoo fikirayay oo murugaysan baa waxaa arkay xaaskiisi say ku tiri mcn maxaa kugu dhacay ood la fikiraysaa, markasu ku yiri gacaliso bogorka waddanka ka taliya baa wuxuu amar ku bixiyay ninka ugu yar waa inuu laba xaas leeyahay haddi kale madaxa ha laga gooyo aniguna inaan kula guursado ma raba ee maxaan sameeyaa Markaasay ku tiri mcn dhib ma lahan ee shahiidnimo iskaga dhimoS🤣🤣😂

19/12/2022

yacine pono

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category