25/01/2025
Sinaan la aanta saamiga
siyaasdeed ee Gobolka togdheer
Beesha
Maxamed abokor
1 Gudoomiye ku xigeenka Gobolka
2 taliye xigeenka qaybta booliska
3 maayir ku xigeenka degmada Burco
4 gudoomiye Maxkamada Gobolka
5 xeer ilaaliyaha Gobolka
7 taliyaha C I D Gobolka
8 maareeyaha wakaalada biyaha burco iyo
9 shan iyo toban15 isuduwe
Beesha Ciise muuse
1 Gudoomiyaha Gobolka
2 Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka
3 Gudoomiyaha banka
3 Xoghayaha Dawlada hoose
4 taliyaha qaybta iyo
5 afar 3 isuduwe
6 Agaasimaha dhakhatarka
Beesh habaryoonis
1 maayrka degmada Burco
2 Gudoomiyaha Maxkamada degmada Burco
3 taliyaha qaybta asluubta
4 taliyaha birmadka ee Gobolka iyo
5 shan isuduwe
6 mareeye ku xigeenka biyaha
7 Taliyaha madaxtooyad burco
8 Agaasimaha madaxtooyad burco
Beelaha cibraan oo yagu ka madhan dhamaan saami qaybsiga siyaasadeedee ee Gobolka togdheer oo ka ah cashuur bixiye aan wax kale
Ku hayn.