Oday Galmudug

Oday Galmudug I am Qasim I am a Somali citizen who created this page and I want you to follow me.

04/01/2025
31/10/2024

Hassan Shiikh Qof Iyo Cod Ma rabee. waxow rabaa Qof iyo Qori.

29/10/2024

Walalaha somaliyeed waxaan ka codsaneynaa hadaan nahay bahda galmudug in page kaan meel dheer gaarsiidaan.

27/10/2024
15/05/2024

Laba sano oo isjiijid siyaasadeed ah kadib maxaa qabsoomay? Maxaase ka qabsoomay somali heshiis ah dunida heshiis la ah?

Maanta waxaan joognaa duni ilbaxnimo ku faanta oo siyaasad qabow la isku dilo laguuna qoslo lkn somali waxey qaaday wado aan taas aheyn oo ah qabiil iyo reereysi koox gooni ah oo jeebka buuxsata iwm.
Taas oo kasoo hor jeeda dowladnimada casriga ah ee somalia.

Somalia heshiis ma tahay maanta gudeheeda?

Dadka somaliyed heshiis maaha oo majiro gobol ama degmo aan la isku dileyn oon dhiig ku daadaneynin taas oo ka dhigeysa balan qaad beenoobay labo sano kadib.

Dunida heshiis manahay maanta?

Waxaan ognahay in maanta ay somalia ku jirto xaalad cakiran oo ah meeshii ugu xumeyd xiriirka aan caalamka la leenahay taas oo muujineysa balan qaad beenoobay labo sano ka dib.

Xagey joogtaa maanta somalia?

Shirkii madasha maamulada iyo dowlada.ee muqdisho ka dhacay waxow muujiyey halista iyo kala taga somalia kusoo wajahan.

Sedax nin oo abgaal ah
Labo nin oo ogaadeen ah
Hal nin oo raxanweyn ah
Hal nin oo hg

Somalia badbaadey rabtaa.

30/04/2024

Muslimiinta Allaha ka badbaadsho jugta culus ee hada laga maqlaayo muqdisho.

27/04/2024

Xalka Somalia waxow ku jiraa farmaajo oo mar kale hugaanka qabta xaqiiqdu waa sidaas.

15/04/2024

Heesta Soomaalida ka wada ooysiisay.

Hadaan idhi Bildhaantaada
Uma Xiisin Waa Beene
Ma Anaa Qof Booskaaga
Helikaraya ii Buuxsha
Ma Anaan U Boholyoobin
Kulankiyo Bilkhayrtaada

Waxa igu Banaanaatay
Halkii Aad Ku Beegnayde
Sida Eeg Bal Muuqayga
U Bedalay Iswaageenu
Kaalay Arag Busaylkaagu
Siduu iiga Dhigay Baylah

Ilintaydu Baaq Weeyi
Bog Ku Jeceli Hayn Waayey
i Dareen Bal Ii Fiirso
Oo Bilaahi Way Guule
Ii Fur Buuga Naxariista

Waa Buug Xasuustaadu
Hilowgaagu Beeraayo
Si Kastoo La Ii Baantay
Bogsan Wayday Ruuxdaydu
Hirarkii Is Bixin Waaga
Ku Dhex Kumay Badhtamahooda

Baryo Kala Maqnaanteenu
Kaga Culus Qalbiga Buure
Intaad Joogtay Baashayda
Noloshii Bildhaamaysay
Ha Ka Dhigin Bar Kuma Taale
Bilicdii La Soo Laabo !!!

Ramadaan mubarak tobankii dambe ayaan ku jirnaa ee alle hanaga aqbalo cibaadada.
02/04/2024

Ramadaan mubarak tobankii dambe ayaan ku jirnaa ee alle hanaga aqbalo cibaadada.

Caasimadii galmudug ?
02/04/2024

Caasimadii galmudug ?

02/04/2024

Galmudug caasimadeeda waa meel xor ah oo weligeyd aan hal maalin shabab ka talin ee see lagu hindisay in la dhoho ceeldheer oo goli shabab ah madaxweynihii u dhashayna uusan hal maalin ka qadeyn karin ha laga dhigo caasimad umad dhan wada dhowranayso?

Dalka iyo Dadka haloo naxo ?Mudane Fahad Yasin waa hadlay.
30/03/2024

Dalka iyo Dadka haloo naxo ?
Mudane Fahad Yasin waa hadlay.

Address

Dhuusamarreeb
WAXARACADE

Telephone

+358442455699

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Oday Galmudug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category