25/07/2026
Waxaa la ogaysiinayaa
Bulshaada Somaliyeed Gaar ahaan reer galkacyo, ee jecel Wax barashada, gaar ahaan Diinta. In
Mac-hadka Al-Fatix ee Barashada Shareecada Islaamka, uu bilaabayo diiwaan galinta Ardayda cusub sanad dugsiyeedka 2026-2027
Mac-hadku muddo dheer buu adeegayay bulshada, wuxuu u diyaariyey manhaj dhammaystiran oo aad ku baranayso dhammaan maadooyinka shareecada -(Tafsiirka,
-Xadiiska,
-Fiqhiga, furuuc, Qawaacid iyo usuulka
-Caqiidada,
-Luqadda Carabiga, iyo Adabka.
-Naxwaha,
-Sarfiga,
-Balaaqada
-Xisaabta
- Englishka
- Juquraafiga
-Tariikhda iyo Siirada).
Mac-hadku wuxuu leeyahy:
🎓 Shahaado la Aqoonsan Yahay: Markuu dhammaysato ardaygu waxbarashada, waxuu helayaa shahaado rasmi ah oo ay aqoonsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Puntland.
Wakhtiga ladhiganayo.
🕒 Wakhti wax barashadu waa wakhti Fudud: Saacado ku habboon oo aan shaqadaada iyo waxbarashada kale ka horimanayn (Subax, Galab, iyo Habeen).